Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kolanyo Ka Tirsan Shisheeyaha Oo Qarax Lala Beegsaday.
  • Allposts
  • Warar

Kolanyo Ka Tirsan Shisheeyaha Oo Qarax Lala Beegsaday.

October 8, 2017

Qarax miino oo aad u xoogan ayaa barqanimadii maanta lala eegtay Kolonyo ka tirsan ciidamada Kufaarta Afrikaanta oo marayey deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, iyadoona ay soo baxayaan qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo cadowga ka soo gaaray qaraxaasi.

Saraakiil ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa Idaacadda Islaamiga Andalus u sheegay in qaraxa lala eegtay kolonyo galbineysay Zaad ciidan oo ka soo ambabaxday magaalada Muqdisho kuna sii jeeday degmada Baraawe ee wilaayada Sh/hoose.

Qaraxa waxaa lagu burburiyey gaari Xamuul ah oo ka mid ah kuwa Konteenarada Xambaara kaas oo ka burburay qeybaha hore, Islamarkaana ay halkaas ku halaagsameen darawalka iyo wixii la socday.

Waxaa sidoo kale dhaawacyo kala duwan uu soo gaaray Askar dhowr ah oo hareeraha ka socotay kolonyada kuwaas oo uu ka mid ahaa sarkaal Cadaan ah sida ay noo sheegeen  Mujaahidiinta.

Warar xog ogaal ah oo aan helnay ayaa sidoo kale tilmaamaya in goobta uu ka dhacay shil ka dib markii gaari si xowli ah u socday oo isla kolanyada shisheeyaha ah uu ku dhacay gaariga Xamuulka ah ee la qarxiyey, islamarkaana uu ka burburay qeybaha hore.

Ciidamada Kufaarta Afrikaanta ayaa inta badan la kulma weeraro qaraxyo ah oo kaga imaanaya dhanka Mujaahidiinta marka ay isaga kala gudbayaan saldhigyadooda Muqdisho iyo Sh/hoose, waxaana dhiig baxa ugu badan dhadhamiyaan marka ay ku wajahan yihiin saldhigyada ka fog caasimadda sida Baraawe iyo Buula-Mareer.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helay Sababta Uu Isku Casilay Gudoomiyihii Baarlamaanka Itoobiya.
Next: Askarta Dowlada Oo Qarax Lagula Beegsaday Duleedka Afgooye.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Safar-1448-Hijri.

August 15, 2026
Maleeshiyaad Hor Leh Iyo Taliyahooda Oo Isku Dhiibay Maamulka Deni.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyaad Hor Leh Iyo Taliyahooda Oo Isku Dhiibay Maamulka Deni.

August 15, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-03-1448-Hijri.

August 15, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada