Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Video: Ismaaciil Cumar Geelle Oo Sheegay in Marka La Arko Sawirrada Ciidamada Al Shabaab Oo Darees Qurxan Iyo Hub Wata La Dareemo Cabsi Iyo Rucbi.
  • Allposts
  • Warar

Video: Ismaaciil Cumar Geelle Oo Sheegay in Marka La Arko Sawirrada Ciidamada Al Shabaab Oo Darees Qurxan Iyo Hub Wata La Dareemo Cabsi Iyo Rucbi.

January 22, 2018

Hoggaamiyaha wadanka Jabuuti ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii ugu horraysay ka hadlay qorshaha ay ciidamada shisheeyaha AMISOM uga baxayaan dalka Soomaaliya.

Ismaaciil Cumar Geelle oo wareysi dhinacya badan taabanaya siiyay Telefeshinka Universal ee Afka Soomaaliga ku hadla ayaa sheegay in bixitaanka ciidanka AMISOM uu yimid kadib markii ay cagahooda isku taageen maleeshiyaadka DF-ka!.

Geelle oo umuuqday mid xaqiiqda iska indha tiraya ayaa hoos u dhigay awoodda Al Shabaab wuxuuna marmarka qaar muujinayay in uu ka qarracmo oo uu ka baqo muuqaallada lagasoo duubo dagaalyahannada Al Shabaab.

Ismaaciil Cumar Geelle oo ah hoggaamiye kaligii taliye ah oo aad ula dagaallama warbaahinta madax banaan ayaa ku eedeeyay saxaafadda Soomaalida in kaalintii larabay aysan ka qaadan dagaalka ka dhanka ah shabaabul Mujaahidiin balse isagu uu ku sifeeyay dagaalka ‘Argagaxisada ka dhanka ah’, xataa wuxuu dhaliilay qaar kamid ah saxaafadda shisheeyaha sharciyadda siisa.

“Marka dee wariyuhu uu sheegayo Shabaab ciidanada buu oranayaa waa argagaxiso ma oranayo oo ma yaraynayo khatartooda, dagaalkii argagaxisada lagula jiray wuu ka harayaa wariyaha soomaaliga ah taasna dhibaato ayay keenaysaa oo umaddii ayaa jiha wareeraysa cabsi iyo rucbi ayaa imaanaya kolkaasaa lagu tusayaa sawir ay darees qurux badan sitaanoo oo magaranaysaa rasaastii ay ka badatay ciidankii soomaalidana wuxuu la’yahay xabad ay ku dagaallamaan” ayuu yiri Geelle.

Madaxweynaha Jabuuti oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in aysan jirin dhul ay ka taliso Xarakada Al Shabaab isagoo isku dayayay in guulo afka ah uu siiyo ciidamada Xabashida iyo AMISOM oo muddo 10 sanadood ah dagaal daba dheeraaday uga jira Soomaaliya.

Geelle ayaa intii uu wareysigu socday kala hadlayay mar wuxuu oranayay Alshabaab weeraro dhabagal ah ayay dhigaan,mar wuxuu oranayay meel ay joogaan malahan oo awoodoodi waa wiiqantay balse wuxuu aad walaac uga muujiyay muuqaallada dagaalyahanada Alshabaab ee warbaahinta kasoo muuqanaya.

Jabuuti dowladda kajirto mana ogola warbaahinta xurta ah waxayna diidantahay in dhibaatada shacabka heysata adduunka latuso waxaana xusid mudan in Ismaaciil Cumar Geelle uu Kumanaan askari usoo diray Soomaaliya islamarkaana ciidamadiisu ay go’doon ku yihiin laba magaalo oo katirsan gobolka Hiiraan.

Sawirrada quruxda badan ee uu sheegayo in ay kasoo muuqaanayaan warbaahinta waa kuwa mu’asasada Alkata’ib ay faafiso mana jirto warbaahin kale oo alshabaab sawirro kasoo qaadday.

Hoggaamiyaha Jabuuti waxaa la sheegaa in uu yahay maskaxda ka dambeysay in ciidamada Xabashida Itoobiya ee Soomaaliya kusoo duulay loo geliyo shaatiga AMISOM isagoo shacabka Soomaaliyeed laraba gumeysi iyo in ay laheystayaal u noqdaan shisheeye Afrikaan ah.

Sidoo kale mar wax laga weydiiyay arrimaha faqriga iyo dhibaatada heysata dadka Jabuuti ayuu beeniyay wuxuuna yiri “dadka oranaya dowladdu dada magaarsiin nacfiga waa laba uun mid in ay xaasidiin yihiin iyo in ay war moog yihiin”.
Halkan ka Degso Geelle oo Kala hadlaya ama Hoos Ka Daawo

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Waaliga Baay Iyo Bakool Oo Laga Wareystay Arimo Muhiim Ah.
Next: Askar Lagu Dilay Hubna Looga Qaatay Gobalka Baay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-03-1448-Hijri

August 16, 2026
Xaggee Ayay U Jihaysan Doonaan Ciidamada Itoobiya Ee Ku Sugan Soomaaliya? [WARBIXIN]
  • Allposts
  • Warar

Xaggee Ayay U Jihaysan Doonaan Ciidamada Itoobiya Ee Ku Sugan Soomaaliya? [WARBIXIN]

August 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-03-1448 Hijri.

August 16, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada