Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Dowlada Mareykanka Oo Liiska Argagaxisada Ku Dartay Sheekh Khaalid Baadarfi.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Dowlada Mareykanka Oo Liiska Argagaxisada Ku Dartay Sheekh Khaalid Baadarfi.

January 30, 2018

Dowladda saliibiyada ah ee Mareykanka ayaa liiska waxa loogu yeero argigixisada ku dartay hogaamiyeya sare oo ka tirsan Mujaahidiinta Al-Qaacida ee Jaziiradda Carabta ka dib warbixino ay soo saareen wazaaradda arimaha dibadda iyo waaxda maaliyadda ee dowlada ee dowladda Mareykanka, Iyadoona warbixinada lagu sheegay in talaabadan ay qeyb ka tahay dadaalada lagu dabagalayo shaqsiyaatka uu Mareykanku u maleynayo in ay halis ku yihiin amnigiisa iyo danahiisa gaarka ah ee wadamada Muslimiinta.

Warbixin dhawaan ka soo baxday wazaaradda arimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in waxa loogu yeero liiska argigixisada lagu daray Sheykh Khaalid Baadarfi oo ka mid ah hogaamiyeyaasha Mujaahidiinta Al-Qaacida ee jaziiradda carabta.

Warbixinta ayaa hogaamiyahan ku tilmaantay abaanduule sare oo ka mid ah Mujaahidiinta Jaziirada carabta uuna sanadihii ugu dambeeyey ahaa mas’uul si aad ah kaga howlgalayey gobolada wadanka Yemem.

Sheykh Khaalid Baadarfi wuxuu ka mid yahay hogaamiyeyaasha rug-cadaaga ah ee tobanaanka sano soo taagnaa saaxaadka Jihaadka, wuxuuna ka mid yahay jiilkii ee ka soo qeyb-qaatay dagaaladii Afghanistan lagula galay Gumeystayaashii Ruushka iyo Mareykanka, Wuxuuna goormdambe u soo wareegay saaxada Jaziirada carabta.

Intii uu isaga kala gudbayey saaxaadka Jihaadka, wuxuu dhowrjeer ku dhacay gacanta cadowga, isagoo sanado badan oo cimrigiisa ka mid ah ku soo qaatay xabsiyada dhawaaqiida.

Dhowrjeer ayaa lagu xiray dalka Yemen, Waxaana midkii ugu dambeeyey uu ahaa sanadkii 2011-kii, Kolkaas oo ay qabteen ciidamada Ashahaada la dirirka ah ee Murtadiinta Yemen balse waxaa la soo furtay sanadkii 2015-kii markii Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca ay Iqtixaameen magaalada Mukalla, kana qabsadeen ciidamadii Murtadiinta ahaa.

Warka hadda ka soo yeeray Mareykanka ee ah in ay Sheekha ku dareen liiska argigixisada wuxuu imaanayaa maalma un ka dib markii Sheykh Khaalid Baatarfi uu jeediyey kalimad uu si adag kaga hadlayo go’aankii dhawaan ka soo yeeray madaxweynaha Mareykanka, Gaalka Axmaqa ah ee Donald Trump ee  uu Qudus ugu aqoonsaday Caasimadda Yahuudda.

Sheykh Khaalid Baadarfi wuxuu tilmaamay in go’aankaas aanan looga jawaabi karin wax aanan ka ahayn Jihaad iyo Umaddu u midowdo la dagaalanka Mareykanka iyo Yahuudda.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Nabadoon Casir Oo Ka Hadlay Calaacalka Taliye Subagle.
Next: Xiisad Ka Taagan Kenya Kadib Caleymo Saarkii Raila Odinga .

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri

April 28, 2026
Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.
  • Allposts
  • Warar

Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada