Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xiisad Ka Taagan Kenya Kadib Caleymo Saarkii Raila Odinga .
  • Allposts
  • Warar

Xiisad Ka Taagan Kenya Kadib Caleymo Saarkii Raila Odinga .

January 31, 2018

Wararka ka imaanaya dalka Kenya waxey sheegayaan in guud ahaan magaalooyinka iyo gobalada dalka Kenya oo ay ugu horeysa magaalada Nayroobi ay ka taagan tahay xaalad adag oo u dhaxeysa Labada Madaxweyne ee uu yeeshay dalka Kenya kuwaasi oo kala ah Labada Gaal ee lagu kala magacaabo Raila Odinga iyo Uhuru Kenyatta.

Maalintii shalay halka loo yaqaano Beerta Xuriyadda ee Uhuru Park ee magaalada Nairobi waxaa ka dhacday xaflad madaxweynaha Kenya loogu caleymo saaray Odinga waxeyna taasi sii xoojisay xiisadihii iyo khilaafkii ka dhex taagnaay maamulka Uhuru Kenyatta iyo midka Raila Odinga.

Madaxweynaha Labaad ee Saliibiyiinta Kenya shalay ay doorteen Odinga ayaa sheegay inuu yahay madaxweynaha Shacabka Kenya isagoona si kulul u weeraray maamulka Kenyatta.

Dadkii kasoo qeyb galay xafladii caleymo saarka ee Odinga ayaa ahaa dad labo jibaar ka badan tiradii Taageerayaasha ah ee uu lahaa Odinga waxeyna taasi muujineysa in dad fara badan oo markii hore taageersanaay Uhuru Kenyatta imika ay soo buuxiyeen safka taageerayaasha Odinga waxeyna taageerayaashii ka qeyb galay caleymo saarka madaxweynaha labaad ee Kenya ay jeex jeexeen magaca iyo sawirada Uhuro Kenyatta oo goob ku xardhanaay.

War kasoo baxay maamulka Uhuru Kenyatta ayaa lagu sheegay in mucaaradka NRM oo qeyb ka ah isbaheysiga NASA ee uu hogaamiya Odinga gabi ahaan laga mamnuucay wax dhaqdhaqaaqyo ah.

Sidoo kale Xeer ilaaliyaha guud ee dowlada Saliibiyadda Kenya ayaa shalay sheegay in dil toogasho ah uu muteysanayo madaxweynaha labaad ee la caleymo saarayo kaasi oo ah gaal Odinga oo markii dambe lagu caleymo saaray fagaaraha Uhuru ee magaalada Nayroobi.

Isku soo wada duub dalka Kenya waxaa laga dareemayaa xiisado iyo rabshado kala duwan kuwaasi oo horseedi karo dagaal culus oo ka dhax qarxa labada Madaxweyne ee uu yeeshay dalka Kenya waxeyna arintaan marka laga soo tago gudaha Kenya sidoo kale saameyn xoogan ku yeelandoontaa ciidamada Saliibiyinta Kenya ee duulaanka ku jooga qeybo ka mid ah wilaayaatka dalka Somalia kuwaasi oo xilli walbo dhiig bax xoogan kala kulama weerarada kaga imaanaya dhanka ciidamada Mujaahidiinta Xarakada Alshabaab.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Dowlada Mareykanka Oo Liiska Argagaxisada Ku Dartay Sheekh Khaalid Baadarfi.
Next: Dagaal Ka Dhacay Magaalada Beledweyne Ee Gobalka Hiiraan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-03-1448-Hijri

August 18, 2026
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho.

August 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-03-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-03-1448 Hijri.

August 18, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada