Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliye Ku Xigeenkii Nabad Sugidda oo isagoo Lacago Malaayiin Dollar ah wata lagu Qabtay Garoonka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Taliye Ku Xigeenkii Nabad Sugidda oo isagoo Lacago Malaayiin Dollar ah wata lagu Qabtay Garoonka Muqdisho.

February 19, 2018

Ciidamo katirsan DF-ka ayaa gacanta ku dhigtay sarkaalkii ugu sarreeyay hay’adda sirdoonka ee loo yaqaan Nabad sugidda.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in garoonka diyaaradaha Muqdisho laga xiray taliye ku xigeenkii Nabad sugidda ninka lagu magacaabo Abdulqadir Mohamed Nuur Jaamac xilli uu kusii jeeday magaalada Baydhabo.

Taliye ku xigeenka ayaa laqabtay isagoo watay Boorso lacago dollar ah kujiraan waxaana la sheegay in lacagtaas uu ula baxsan rabay dhanka Baydhabo.

Warar lagu kalsoonyahay ayaa warbaahinta u sheegay in Abdulqadir Max’med  Nuur Jaamac uu watay lacag ka badan 1.5 Milyan oo dollar.

Lataliyaha dhanka ammaanka ee Xasan Cali Kheyre iyo ciidamo uu wato ayaa taliya ku xigeenka Nabad sugidda kasoo kaxeeyay garoonka diyaaradaha wuxuuna hadda ku jiraa xabsi guri sida wararku sheegayaan.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya halka lacagta uu u waday Taliye ku xigeenka Sirdoonka, wararka qaar ayaa sheegaya in lacagtan uu kasoo qaaday saraakiil caddaan ah uuna ugudbin rabay Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur oo dhaq dhaqaaqyo ka dhan ah Al Shabaab ka wada gobollada Bay iyo Bakool.

Warar kale ayaa sheegaya in lacagtan ay aheyd mushaaraadka maleeshiyaadka PS-ta loo yaqaan balse uu musuq maasuqay uuna doonayo in uu dhul uga iibsado magaalada Baydhabo.

Nabad Sugidda Dowladda Federaalka ayaan laheyn taliye in kabadan sedax bilood kadib markii shaqada laga eryay Cabdullaahi Sanbaloolshe oo hay’addaas madax ka ahaa.

Madaxda Dowladda Federaalka ayaa caan ku ah musuq maasuq iyo xatooyo maaliyadeed, Ninkan lacagta malaayiinta dollar ah lagu qabtay wuxuu xiriir dhow laleeyahay safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho isagoo horay ugasoo shaqeeyay wadanka Turkiga.

Xuquuqda Warbixintan Waxaa Iska Leh Somalimemo.net

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ganacsiga Suuqa Bakaaraha Oo Maalintii Labaad Xiran.
Next: Kolanyo American Iyo Kenyaati Ah Oo Lagu Weeraray Gobalka Jubbada Hoose.

Related Stories

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Muxarram-1447-Hijri

June 17, 2026
Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Duqeeyay Saldhig Ciidan Oo Kuyaal Buulo-mareer.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada