Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ganacsiga Suuqa Bakaaraha Oo Maalintii Labaad Xiran.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsiga Suuqa Bakaaraha Oo Maalintii Labaad Xiran.

February 19, 2018

Dhammaan goobaha ganacsiga suuqa Bakaaraha ayaa maalintii Labaad xiran kadib markii ganacsatada suuqa Bakaaraha ay shalay ku dhawaaqeen shaqa joojin rasmi ah.

Waddooyinka waaweyn ee soo gala suuqa Bakaaraha ayaa ah kuwa haawanaya kuwaas oo kamid ahaa meelaha ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho.

Kumanaan qoys oo danyar ah ayaan heysan wax ay cunaan kuwaas oo noloshoodu ku tiirsaneed waxa ay kasoo xoogsadaan suuqa Bakaaraha oo ah suuqa ganacsi ee ugu weyn dalka Soomaaliya.

Shirkadaha waaweyn iyo dukaamada ganacsiga ayaa dhammaantood albaabadu ulaabanyihiin waxaana la arkayaa dad farabadan oo waddooyinka suuqa ku lugeynaya kuwaas oo la’ meel ay ka tukaameystaan.

Waxaa fashilmay kulan dhaxmaray guddiga ganacsatada iyo sarraakiil ka tirsan wasaaradda maaliyadda Kooxda Ridada, ganacsatada ayaa diiday lacago dheeri ah oo lagusoo kordhiyay lacagihii canshuuraha ahaa ee horay looga qaadi jiray.

Murtad Cabdi Raxmaan Ducaale Beylle oo ah wasiirka maaliyadda ayaa ganacsatada u sheegay in ay qasabtahay bixintan lacagtan oo ah shardi ay ku xirtay Hay’adda lacagta adduunka IMF-ta oo maamulka Farmaaho ay doonayaan in ay ka qaataan lacago Dayn ah.

Qaar kamid ah ganacsatada magaalada Muqdisho oo warbaahinta lahadlay ayaa iyana ku adkeystay in uu sii xirraan doono suuqa Bakaaraha illaa inta laga joojinayo lacagaha dheeriga baada ah ee la dul dhigay.

Waddooyinka soo gala magaalada Muqdisho iyo kuwa  gudaha magaalad waxaa daadsan isbaarooyin gaadiidka dadweynaha lacago baad ah looga qaado oo ay dhigteen maleeshiyaadka dowladda balse isbaarooyinkaas lacagaha kasoo xarooda waa ku filnaan waayeen waxayna usoo dhigteen in lacago kale ka qaadaan ganacsatada.

Arrimaha ay ganacsatadu soo bandhigeen waxaa kamid ah in badeecado lagusoo canshuuray dekadda iyo garoonka hadane canshuur kale ladul dhigay marka lageeyo gudaha suuqa Bakaarah,waxeyna tani muujineysaa in maamulka Farmaajo uu sii labo laabay dhaca,dilk,xariga,kufsiga iyo guud ahaan dhibaatooyinka har iyo habeen ay u geystaan dadka shacabka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo Ka Hadashay Dhibaatada Ay Ku Qabaan Maamulka Farmaajo.
Next: Taliye Ku Xigeenkii Nabad Sugidda oo isagoo Lacago Malaayiin Dollar ah wata lagu Qabtay Garoonka Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada