Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dad Hor Leh Oo Lagu Dilay Duqeyman Ka Dhacay Guudhada Bari.
  • Allposts
  • Warar

Dad Hor Leh Oo Lagu Dilay Duqeyman Ka Dhacay Guudhada Bari.

March 13, 2018

Ugu yaraan 42 ruux oo horleh ayaa saacadihii ugu dambeeyey lagu dilay duqeymo xoogan oo ka dhacay deegaanada Guudhada bari xilli ciidamada xukuumada ay sii wadaan weerarka cirka iyo kuwa dhulka ah ee ay ku hayaan deegaanada ay gacanta ku hayaan kooxaha mucaaradka ee gobolka.

Kooxaha firfircoon ee ku sugan magaalada Dooma oo ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn gobolka ayaa soo sheegaya in duqeymaha ay geysanayaan diyaaradaha Nidaamka aysan kala joogsi lahayn, si isku mid ahna u beegsanayaan dhamaan deegaaada Guudhada bari.

TV-ga rasmiga ah ee Nidaamka Al-Asad ayaa sheegay in ciidankoodu ay qabsadeen magaalada Mudeyra maalintii shaley, iyagoona sheegay in hadda cidamadu ay go’doomiyeen magaalada Dooma oo ay doonayaan in ay gudaha u galaan.

“Ciidamada dowlada ayaa hadda isku hareereeyey magaalada Dooma ka dib markii ay qabsadeen magaalada ku dhow ee Mesraba oo qiyaastii 10km u jirta bariga magaalada Dimishiq” ayaa lagu yiri war laga sii daayey TV-ga nidaamka.

Hormaradii ugu dambeeyey ee ay sameeyeen ciidamada Al-Asad waxay go’doon adag gelisay magaalooyinka Doma iyo Harasta sida ay sheegayaan warbaahinada, waxaana deegaanadaas ka socda duqeymo ba’an oo lagu argagax gelinayo dad rayadka ah ee ku go’doonsan deegaanadaasi.

Qiimeyntii ugu dambeysay waxaa lagu sheegay in Guudhada bari ay hadda ku go’doonsan yihiin ugu yaraan 400,000 oo dad ah kuwaas oo aanan heysan cunto iyo gargaar caafimaad.

Naashid lagu magacaabo Nuur Aadam ayaa warbaahinta u sheegay in ugu yaraan 8 ruux lagu dilay mandiqadda lagu magacaabo Jobar oo ah magaallo dhanka bari kaga beegan Dimishiq, halka sidoo kalena 16 ruux oo kale oo ka soo jeeda hal qoys lagu dilay duqeyn ka dhacday magaalada Dooma.

Tirada kale ee dadka lagu dilay duqeymihii ugu dambeeyey waxaa la sheegay in lagu dilay duqeymo ka dhacay deegaanada Harasta, Zamalka, iyo Arbin sida uu sheegay Nuur Aadam.

Hay’adaha isha ku haya dagaalada Suuriya ayaa tilmaamay in ciidamada Nidaamka ay gobolka u kala qeybiyeen saddex qeybood, qeybwalibana si gaar ah loo go’doomiyey, iyagoo tilmaamay in gobolka look ala jaray, Dooma iyo hareeraheeda oo dhinac ah, Harasta oo dhacda galbeedka, iyo deegaanada kale ee dhaca koonfurta, waxaana mid waliba oo ka mid ah saddexdaas qeybood saaran go’doon xoogan.

21-kii cisho ee ugu dambeeyey waxaa duullaanka ballaaran ee ciidamada Nidamka ay ku qaadeen Guudhada bari lagu dilay ugu yaraan 1,099 ruux oo shacab ah oo ay ku jiraan 227 caruur ah iyo 145 dumar ah, halka sidoo kalena lagu dhaawacay ugu yaraan 4,378 ruux.

Kooxaha difaaca madaniga ee mutadawiciinta ah waxay sheegayaan in mid ka mid ah weerarada lagu qaaday mandiqada Arbin ee Guudha uu ka mid ahaa mid loo adeegsaday maadada Foosfoorka loo yaqaano taas oo ka dhigan weerarkii labaad oo loo adeegsado hubka kiimikada oo uu adeegsado nidaamka maalma gudahooda.

Nidaamka Al-Asad ayaa inkiray eedeymahaas, wuxuu ku tilmaamay been abuur ay kooxaha mucaaradku ku doonayaan in ay ku qalqalgeliyaan howlgalka ay ka wadaan halkaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Diyaaradaha Maraykanka Oo Jubbooyinka Ku Duqeeyey Gaariga Ganacsade Caan ah.
Next: Akhriso Faahfaahin Laga Helayo Weerar Askar Badan Lagu Laayay Oo Ka Dhacay Waqooy Bari Afghanistan.

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada