Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Faahfaahin Laga Helayo Weerar Askar Badan Lagu Laayay Oo Ka Dhacay Waqooy Bari Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Faahfaahin Laga Helayo Weerar Askar Badan Lagu Laayay Oo Ka Dhacay Waqooy Bari Afghanistan.

March 13, 2018

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa weerar lagu laayey tobanaan ka tirsan ciidamada Kumaandooska ee murtadiinta maalin ka fuliyey gobolka Farah ee galbeedka dalka iyadoona waxyeello xoogan la gaarsiiyey gawaari uu watay cadowga.

Saraakiil u hadlay ciidamada xukuumada Kabul ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in dagaalyahanada Taliban ay kamiin u dhigeen kolonyo ciidamo ah oo isugu jira Kumaandoos iyo Police oo doonayey in ay weeraraan degmada lagu magacaabo Bala Buluk oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Mujaahidiinta.

Saraakiishu waxay sheegeen in weerarkaas lagu dilay 10 ka mid ah ciidamada Kumaandooska, 8 ka tirsan Police-ka, sidoo kalena nolosha lagu qabtay ugu yaraan saddex askari intii lagu gudajiray dagaalka.

Abaanduuleyaal u hadlay saraakiisha ciidamada murtadiinta waxay sheegeen in qasaaraha xoogan uu yimid ka dib markii la waayey gurmad degdeg ah oo xagga cirka ah kaas oo la sugayey in muddo ah. sidoo kale Saraakiishu waxay sheegeen inaan la helin gurmad dhanka dhulka ah oo ay la dalbadeen ciidamada Police-ka ee ka dhawaa goobta lagu dagaalamay.

Weerarkan lagu xasuuqay ciidamada Kumaandooska ee murtadiinta oo lagu tilmaamo kuwa ugu qalabka iyo tababarka fiican ciidamada Amaanka ee Kabul ayaa lagu tilmaamay midkii ugu qasaaraha badnaa ee waayadan ku habsada ciidamadan uu Mareykanku soo tababaray.

Todobaadkii la soo dhaafay sidan oo kale saddex askari ayaa looga dilay islan gobolka Farah oo ay maalmahan ka wadeen howlgalo ballaaran oo ka dhan ah deegaanada ay ka taliyaan Mujaahidiinta.

Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa war ay soo saartay ku sheegtay mas’uuliyada weerarka lagu xasuuqay murtadiinta, waxayna sheegtay in howlgal uu ahaa mid qorsheysan oo lagu beegsaday kolonyo ka tirsan cadowga.  War kooban oo uu ku saxiixnaa Sheikh Dabiixullaah Al-Mujaahid ayaa lagu sheegay in weerarka lagu dilay, laguna dhaawacay 53 askari oo ka tirsan murtadiinta, laguna soo qabsaday ganiimo xoogan.

“Ciidamo ka tirsan cadowga oo yimid mandiqadda Taba Sadat ayaa la kulmay weerar xoogan, 53 askari ayaa dhismasho iyo ka noqotay, waxaana laga qabsaday agab military oo ay ku jiraan hubka iyo rasaas, qaar ayaa firxaday, qaarna gacanta ayaa lagu dhigay” ayuu yiri.

Barta Telegramka ee Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa sidoo kale faafisay muuqaal kooban oo la daawan karo ku dhawaad 2 daqiiqo oo lagu soo bandhigayo halka uu weerarku ka dhacay, Iyadoona muuqaalka lagu daawan karo raadadka ka muuqda halkii uu weerarku ka dhacay, baqtiga oo daadsan hareeraha wadada.

Amaanka gobolka Farah, gaar ahaan deegaanada uu cadowgu kaga sugan yahay gobolka waxay ku hoosjireen halis amni oo joogta ah ka dib markii mujaahidiintu kordhiyeen weerarada ka dhanka ah cadowga. Magaalada Farah oo caasimadda gobolka waxay tan iyo sanadkii 2016-kii ka mid ahayd magaalooyinka ugu badan ee ay qalqalka amni ku hayaan Mujaahidiinta.

Deegaanada ku xeeran magaaladaas waxaa gacanta ku haya ciidamada Mujaahidiinta, waxaana xilliyada qaar ay mujaahidiintu weeraro toos ah ku qaadaan xarumaha cadowga ee magaalada.

Maxamed Yoonis oo ah gudoomiye ku xigeenka gobolka Farah ayaa dhawaan TV maxali oo lagu magacaabo Tolo News u sheegay in ciidamada Amaanka ay ku guuldareysteen in mujaahidiinta laga fogeeyo caasimadda, Isagoo tilmaamay in muddo todobaadyo gudahood ah la dilay in ka badan 50 askari oo ka tirsan murtadiinta ka dib howlgalo ay Talliban ka fulisay deegaanadaasi.

Muuqaal video ah oo bishii Oct. ee sanadkii 2017 ay baahisay Imaarada Islaamiga Afghanistan, lagana soo qaaday gobolka Farah ayaa muujinayey boqolaal ciidamo mujaahidiin ah oo dhoola-tus military ku sameynayey deegaano u dhow caasimadda, iyagoo aanan ka walwalsaneen wax weeraro ah oo kaga yimaada cadowga.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dad Hor Leh Oo Lagu Dilay Duqeyman Ka Dhacay Guudhada Bari.
Next: Xog Laga Helayo Dagaallo Ka Kala Dhacay Duleedyada Kismaayo Iyo Xudur.

Related Stories

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026
Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Axmed Madoobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Gurguurte Iyo Kooxdiisa.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada