Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Trump Oo Shaqada Ka Eryay Lataliyihiisa Dhanka Amniga.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Shaqada Ka Eryay Lataliyihiisa Dhanka Amniga.

March 23, 2018

Hoggaamiyaha dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa si lama filaan ah shaqada uga eryay mid kamida tiirarka ugu awoodda badan maamulkiisa.

War qoraal ah oo uu soo dhigay bartiisa Twitterka ayuu Trump ku sheegay in uu ku casilay lataliyihii amniga qaranka Mareykanka ninka lagu magacaabo Herbert McMaster kana mid ahaa xisbiga Jamhuuriga.

Sarkaalka la eryay ayaa xilka qaadistiisu waxay aheyd mid lama filaan ah waxaana lagu bedelay John Bolton, oo kamid ahaa saraakiishii lasoo shaqeysay Maamulkii G.W.Bush xilliyadii uu xamlada saliibiga ah ku iclaaminayay wadamada caalamka islaamka.

Warbaahinta mareykanka ayaa sheegtay in eryidda Herbert McMaster ay dhabar jab weyn ku tahay siyaasadda lagu maamulo aqalka cad oo 14-kii bilood ee lasoo dhaafay wajahaysay qulqulatooyin.

Lataliyaha cusub ee amniga qaranka Mareykanka ayaa horay usoo noqday safiirka washington u fadhiya xarunta waxa loogu yeero Q.midoobe sidoo kale wuxuu kamid ahaa dagaal huriyayaashii dhanka diblumaasiyadda xilligii G.W Buush.

Saxafiyiinta ayaa tallaabadan uu qaaday Trump ku tilmaamay mid qar iska xoornimo ah marka loo eego qaabka uu u maamulayo wadanka, majirin wax wareegta ah oo uu soo saaro marka uu xilal magacaabayo iyo marka uu mas’uuliyiin casilayo balse farriimo uu ku faafiyo baraha bulshada ayuu u adeegsadaa xilka qaadista arrintaas oo lagu sifeeyay fadeexad dhanka maamulka ah.

isbuuci lasoo dhaafay ayuu eryay Rakis Tillerson oo ahaa wasiirka arrimaha dibadda xilli uu booqasho ku marayay qaar kamid ah wadamada dhaca qaaradda Afrika.

Eryidda Herbert McMaster ayaa ka dhigan lataliyihii 3-aad ee dhanka amniga ah ee Trump uu waayo, horay waxaa isku casilay laba lataliye oo uu ugu caansaa Maykal Filin oo ku lug lahaaday fadeexad ah faragelinta dowladda Ruushka ay ku sameysau doorashooyinkii madaxtinimada mareykanka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Kabo kutukade”Shisheeyaha Wey Go’doonsanyihiin Innagana Waxaan Isaga Kala Gooshnaa Golis ilaa Lamu”(Maqal)
Next: Weerar Lagu Dhaawacay Askar Fransiis Ah Oo Ka Dhacay Dalka Maali.

Related Stories

Dagaallo Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Xawaadley.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Lagu Jebiyay Maleeshiyada Gurguurte Oo Ka Dhacay Duleedka Xawaadley.

March 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -23-09-1447-Hijri

March 11, 2026
Maraykanka Oo Digniin Culus U Diray Muwaadiniintiisa Ku Sugan Waddanka Jabuuti.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Digniin Culus U Diray Muwaadiniintiisa Ku Sugan Waddanka Jabuuti.

March 11, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada