Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Bankiga Canada Oo Xiraya Xisaabaadka Xawaaladaha Soomaalida
  • Allposts
  • Warar

Bankiga Canada Oo Xiraya Xisaabaadka Xawaaladaha Soomaalida

April 21, 2018

Mid kamid ah Bangiyada ugu wayn wadanka kanada ayaa sheegay in uu joojiyay wada-shaqayntii uu la lahaa xawaaladaha Soomaalida ku nool wadankaas, xilli ay sii kordhayaan cadaadista wadamada reer galbeedku ay ku hayaan dhaqaalaga shacabka Soomaaliyeed.

Sida uu qoray wargayska “The star” ee kasoo baxa wadanka kanada, Bangiga lagu magacaabo ‘The Royal Bank of Canada” ayaa jaray xiriirkii uu la lahaa dhamaan xawaladaha ay leeyihiin dadka soomaalida ee ku nool wadanka Kanada.

Mamulka bangiga ayaa sheegay in ay goor dhaw wada xiri doonaan xisaabihii xawaladahaas ku lahaayeen bangiga.

Xawaladaha isticmaala banigigan ayaa Warbaahinta uu shegay in ay bishiibA isticmaalan ku dhawaad 1500 macaamiil ah, iyagoo dira lacaga ku dhaw 1 million oo dollar bil walba., lacagtaas oo badankeeda loo diro wadanka somalia.

Xiritaanka xawaalaha ayaa waxaa dhaleeceeyay somalida ku nool wadankaasi canada iyagoo shegay in ay xawaladahan muhiim u yihiin kumanaan eheladooda ah oo inta badan ku nool Afrika, gaar ahaan Soomaaliya

Ma cadda sabaha uu bangigan u xiray xisaabaatkii ay lahaayeen xawaladaha somalida ee Kanada, Balse arintaan ayaa kusoo aadaysa xilli inta badan wadamada reer galbeedka ay cadaadis iyo cunaqabatay ku hayaan dhaqaalaha dadka Soomaalida.

Bangiyo fara badan oo ku yaalla qaaradaha Yurub iyo Amerika ayaa sidaan oo kale dhowr jeer albaabada iskugu laabay xisaabaatkii ay xawaaladaha Soomaalidu ku dhex-lahaayeen, iyagoo inta badan sheegaya inay sidaas u sameeyeen kadib cadaadis kaga yimid dowladaha wadamadaas ka taliya, kuwaas oo aanan ku qanacsanayn lacagaha ay dadka Soomaaliyeed ee wadamadooda ku nool u dirayaan eheladooda ku sugan gudaha Soomaaliya.

Wadamada reer galbeedka ayaa marka laga soo tago dagaalka dhanka milatariga ah ee ay kusoo qaadeen dadka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah, waxaa ay sidoo kale ku hayyaan dagaalama dhanka dhaqaalaha, si ay ummaddu mar walba u ahaato mid nugul oo aanan awoodin inay isku-fillaansho gaarto.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Aqoonyahan Filastiini Ah Oo lagu dilay dalka Maleyziya.
Next: Qaramada Midoobe Oo Walaac Xoogan Ka Muujisay Weerarada Ay Fuliyaan Mujaahidiinta Dalka Maali.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada