Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dowlada Marocco Oo Xiriirka U Jartay Dowlada Shiicada Iiraan.
  • Allposts
  • Warar

Dowlada Marocco Oo Xiriirka U Jartay Dowlada Shiicada Iiraan.

May 2, 2018

War Rasmi ah oo kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda Marocco ayaa lagu sheegay in Dowladaas ay go’aansatay joojinta xiriirka kala dhexeeya Iiraan kadib ay ku eedeysay khalkhal gelinta ammaanka wadankeeda.
Warka Wasaarada Arimaha Dibada Marocco ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay soo qaadatay safiirkii ka joogay magaalada Dahraan ee wadanka Iiraan, ayna Ceyrisay safiirkii iiraan u fadhiyay magaalada Rabaad.

Naasir Bureyd oo ah wasiirka arrimaha dibadda Dowladda Marocco ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada caasimadda ah ee Rabaad wuxuu ku sheegay in tallaabadan ay qaateen kadib markii Iiraan ay halis gelisay amniga gudaha wadankiisa.

Wuxuu sheegay in Ururka isku magacaabay Xisbullaah ee iiraan ay taageerto uu shixnado hub ah ku taageeray maleeshiyaadka gooni ugoosadka ah ee ka dagaallamaya mandiqadda saxaraha Galbeed.

Marooko ayaa sheegtay in Iiraan ay taageero dhanka maaliyadda iyo hubka ah ay siisay jabhadda Bolisaariyo ee ka dagaallanta saxaraha galbeed, isla markaana safaaradda Iiraan ee ku taalla Rabaad taageeradaas loosoo mariyay.

Ururka Shiicada ah ee isku magacaabay Xisbullaah, isla markaana ay taageerto Iiraan ayay sidoo kale Marooko ku eedeyday inuu hub kasoo geliyay dhanka wadanka Jazaa’ir uuna ku wareejiyay Jabhada Bolisaariyo ee 43-da sanadood dagaalka kula jirta Marooko.

Jabhada Bolisaariyo ayaa sheegata inay u dagaalamayso sidii dhulka Saxaraha Galbeed uu madax banaani uga qaadan lahaa wadanka Marooko, waxaana ay Jabhadaan taageero ka heshaa dhowr waddan oo ku yaalla caalamka.

Sanaddii 2009 ayuu sidaan oo kale u go’ay xiriirkii u dhaxeeyay Iiraan iyo Marooko kadib markii Tahraan ay Rabaad ku eedeysay in ay faragelin ku heyso arrimaha gudaha Wadanka Baxreyn ee khaliijka carabta, xilligaas ay kacdoon ka wadeen dadka shiicada ah.

illaa iyo hadda wax jawaab celin ah kamasoo bixin dowladda shiicada iiraan oo ku aaddan cilaaqaadka loo jaray.

Tallaabadan ayaa dhanka kale imaanaysa xilli Xukuumada Iiiraan ay sanadadii dambe aad xooga u saartay marshuuca faafinta diinta shiicada oo ay kusii ballaarinaysay wadamada dhaca waqooyiga qaarada Afrika ee Maqribul islaam laysku yiraahdo iyo inta badan wadamada Carabta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Osama Bin Laden.. Shahiid Sharfan oo 7 Sanadood Kadib Aan Meydkiisa Meelna Lagu Sheegin WARBIXIN.
Next: Xad Dil Ah Oo Ka Dhacay Fagaara Ku Yaala Gobalka Hiiraan.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada