Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Osama Bin Laden.. Shahiid Sharfan oo 7 Sanadood Kadib Aan Meydkiisa Meelna Lagu Sheegin WARBIXIN.
  • Allposts
  • Warar

Osama Bin Laden.. Shahiid Sharfan oo 7 Sanadood Kadib Aan Meydkiisa Meelna Lagu Sheegin WARBIXIN.

May 2, 2018

2,May,2011 maanta oo kale ayay dowladda Mareykanka ku dhawaaqday in wadanka Pakistan ay ku dishay Sheekh Osama Bin Laden hoggaamiyihii Hore ee Mujaahidiinta Al Qaacidda.

Sheekh Osama Bin Laden oo ahaa Halyeey caan ka ahaa caalamka islaamka iyo reer galbeedka ayaa ka tagay Taariikh dahabi ah oo gabigeed laga dheehan karo deeqsinimo,geesinimo,Jihaad iyo wadna goynta cadawga muslimiinta.

Bin Laden ayaa lagu dilay degmada Otobad ee duleedka magaalada caasimadda u ah Pakistan,dilkiisa waxaa la sheegay in ay fuliyeen ciidamo katirsan kummaandooska Mareykanka balse mugdi ayaa kujira qaabka uu u dhacay dilkiisa.

Dowladda Mareykanka oo ku daashay dagaalka ay kula jirto Sheekh Osama Bin Laden iyo saaxiibadiisa ayaa diiday in ay soo bandhigto Meydka sheekha iyadoona sheegtay in meydka shahiidka ay ku aastay gunta hoose ee badda arrinkaasi oo shaki badan dhaliyay.

7 Sanadood kadib dilka sheikh Osama waxaa sii xoogaystay awoodda jamaacaadka jihaadiga caalamiga ah waxaana sare ukacay dadka ku biiraya jihaadka arrinkaasi oo waxba kama jiraan ka dhigaya u dabaal daggii mareykanka ee dilka Bin Laden.

Mujaahidiinta ayaa dhul ballaaran ka qabsaday wadamada Ciraaq,Suuriya,Naigeria,Yemen iyo Liibiya sidoo kale waxaa sare ukacay weerarada caalamiga ah ee Jihaadiyiintu ay ku beegsanayaan reer galbeedka iyo xulufadiisa.

Weeraradii ugu dhiig daadashada badnaa ee lagu qaaday qaarada Yurub wixii ka dambeeyay dilkii sheikh Osama Bin Laden waxaa kamid ah weeraradii Paris ee sanad gudahood ka dhacay, weeraradii dalka Biljamka, weerarkii Tuunis ee dadka reer galbeedka lagu laayay, weerarkii diyaaradda Ruushka lagu burburiyay ee dalka Masar ka dhacay iyo kuwa kale oo dhammaantood ka dhan ahaa reer galbeedka.

Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in USA iyo Reer Yurub aysan mahadin dilka sheikh Osama Bin Laden waxaana caalamka islaamka kasoo baxay Osaamayaal kale oo wali taxaddi ku ah dadka aan Muslimka aheyn.

Sheekh Osama Bin Laden oo ahaa Hantiile kasoo jeeda dalka Sacuudiga ayaa isagoo shahiiday malaayiin qof taageerayaal ah ku leh caalamka.

Taageerayaasha Jihaadka caalamiga ah ayaa sheekh Osama Bin Laden ku sheega in uu yahay Imaamka zamankan waana daraja weyn oo uu ku helay difaacida dadka muslimiinta ee la dulmiyay. ma ahan oo kaliya in uu agaasimay weeraradii 11 September ee wuxuu ahaa halyeey deeqsi ah oo lacago malaayiin dollar ah ku bixiyay kaalmeynta agoonta iyo dadka Fuqarada ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Cabsi Xoogan Oo Soo Wajahday Maamulka Yahuuda.
Next: Dowlada Marocco Oo Xiriirka U Jartay Dowlada Shiicada Iiraan.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-01-1447-Hijri.

July 19, 2025
Ingiriiska Oo Sheegay In Uu Albaabada Isugu Dhuftay Saldhig Uu Kulahaa Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Ingiriiska Oo Sheegay In Uu Albaabada Isugu Dhuftay Saldhig Uu Kulahaa Baydhaba.

July 19, 2025
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 24-01-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 24-01-1447 Hijri.

July 18, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025

Sawirro

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada