Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Weeraro Waaweyn Oo Al Shabaab Ay Ka Fuliso Magaalada Muqdisho
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Weeraro Waaweyn Oo Al Shabaab Ay Ka Fuliso Magaalada Muqdisho

May 5, 2018

Wasaaradda arimaha dibadda dowladda Maraykanka ayaa soo saartay war saxaafadeed digniin ah oo ku socoda muwaadiniinteeda jooga Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Maraykanka ayaa ka digaya weeraro cul culus oo ay qorsheyneyso Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kuwaas oo jawaab u ah sida ay sheegeyso wasaaradda go’aanka Donald Trump ee safaaradda Maraykanka kaga soo rarayo magaalada Talla’biib kuna keenayo magaalada Al-Qudus.

Warka kasoo baxay Wasaaradda arimaha dibadda ee Maraykanka waxaa looga digay muwaadiniinta Ameerikaanka ah iney ka warhayaan xaaladaha amni ee jira, islamarkaana soojeed iyo taxadar badan ay muujiyaan.

Waxay sidoo kale muwaadiniinteeda ugu baaqday iney la socodaan idaacadaha maxalliga ah, si ay u helaan macluumaadyo dhameystiran oo ku saabsan gudaha, waxaana wasaaraddu sheegeysaa in weeraradan ay beegsan doonaa  kaniisadaha iyo goobaha dalxiiska.

Maraykanka ayaa sheegaya in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay damacsantahay fulinta silsilado weeraro ah oo ay u adegsan doonto taktiikaat iyo habab kala duwan oo cusub, waxaana bayaanka wasaaradda lagu lifaaqay nambar teleefan oo ay leedahay safaaradda Maraykanka ee Nairoobi, oo ay la xiriiri karaan muwaadiniinteeda jooga Soomaaliya haddii ay halis dareemaan.

Sida ay sheegtay wasaaradda arimaha dagaalka ee Maraykanka, waxaa Soomaaliya ka jooga ciidamo gaaraya 500 oo askari, waxaana ay u badantahay in ciidamadoodu ay intaas kabadanyihiin, waxaana intaas dheer muwaadiniinta dhar cadka ee la shaqeeya hay’adaha, dowladda federaalka, iyo Shisheeyaha duulaanka soo qaaday, kuwaas oo aad u farabadan.

Digniintan ayaa saameyn ku yeelan doonta muwaadiniinta ka socoda wadamada Shisheeye ee jooga magaalada Muqdisho, waxaana ay kusoo aadeysaa xilli bisha Ramadaan ay nagu soo wajahantahay oo inta badan Mujaahidiintu fuliyaan weeraro qorsheysan oo waaweyn.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Mujaahidiinta Alshabaab Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Weerar Ka Dhacay Duleedka Mandheere.
Next: Taliye Ku Xigeenkii Booliska Puntland Oo La Dhaawacay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Dulqicdah-1447-Hijri

April 29, 2026
Halkee Marayaan Wadaxaajoodyada U Dhaxeeya Maraykanka Iyo Iiraan.
  • Allposts
  • Warar

Halkee Marayaan Wadaxaajoodyada U Dhaxeeya Maraykanka Iyo Iiraan.

April 29, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-11-1447-Hijri.

April 29, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada