Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliye Ku Xigeenkii Booliska Puntland Oo La Dhaawacay.
  • Allposts
  • Warar

Taliye Ku Xigeenkii Booliska Puntland Oo La Dhaawacay.

May 5, 2018

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Gobalka Nugaal ayaa ku waramaya in israsaaseyn xooggan oo u dhaxeesay Maleeshiyaad kawada tirsan Maamulka isku magacaabay Puntland ay ka dhacday deegaan duleedka kaga beegan Magaalada Garoowe oo xarun u ah Maamulkaasi .

Israsaaseyntaan ayaa timid kadib markii Ciidamo uu watay Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Maamulkaasi Ninka Lagu magacaabo Bille Faarax Cali ay tacshiirad Rasaas ah isweydaarsadeyn Maleeshiyaad kale oo ka tirsan isla Maamulka Ashahaada ladirirka Puntland, kuwaasi ku sugnaa deegaan lagu magacaabo “Buura- wadal” oo u dhaxeeysa deegaanka “Tukaraq”, iyo Magaalada Garoowe .

Wararka ayaa tibaaxaya in Israsaaseyntaasi ay ka dhalatay khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh taas oo soo kala gaartay Maleeshiyaadkii dagaallamay, waxaana dadka dhaawacmay ka mid ahaa Taliye ku xigeen Ciidanka Booliska maamulka isku magacaabay Puntland, kaasi oo dhaawaciisa la geeyay Cisbitaalka Magaalada Garoowe.

Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya sababta keentay Dagaalkaan, iyadoona Wararka qaar ay sheegayaan in Dagaalka uu yimid kadib markii Maleeshiyaadka ku sugaanaa deegaanka Buulara-wadal ay ka shakiyeen Ciidamada uu watay Taliyaha ay dhaaweceen sidaasna ay rasaasta ugu bilaabeen.

Deegaanka Tukaraq oo qiyaastii 90 km u jira Magaalada Garoowe ayaa waxaa in mudda ah ka taagan xiisad colaadeed oo u dhexeysa maamullada isku kala magacaabay Somaliland io Puntland kuwaas oo isku haysta gacan ku haynta deegkaasi.

Taliye kuxigeenkan hadda dhaawacmay ayaa kal hore sidaas oo kale uu dhaawac kasoo gaaray israsaasayn dhexmartay Taliyihii hore ee ciidamada Booliska Puntland Jen, Ereg iyo gudoomiyaha gobalka Nugaal Col, Faraweyne kadib markii uu muran dhexmaray xilli ay shir kuwada jireen.

Dagaallada dhexmara maleeshiyaatka ayaa joogto ka ah deegaannada ay ka jiraan maamullada dabadhilifyada ah ee ay dowladaha shisheeye ka dhiseen qaybo kamid ah gobollada dalka Soomaaliya.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Maraykanka Oo Muwaadiniintiisa Uga Digay Weeraro Waaweyn Oo Al Shabaab Ay Ka Fuliso Magaalada Muqdisho
Next: Sarkaal Ka Tirsan Dowlada Oo Lagu Dilay Degmada Wadajir.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-Dulqicdah-1447-Hijri

April 29, 2026
Halkee Marayaan Wadaxaajoodyada U Dhaxeeya Maraykanka Iyo Iiraan.
  • Allposts
  • Warar

Halkee Marayaan Wadaxaajoodyada U Dhaxeeya Maraykanka Iyo Iiraan.

April 29, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-11-1447-Hijri.

April 29, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada