Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xog Cusub Oo Laga Helayo Weerarkii Naf Hurnimada Ee Ka Dhacay Afgooye.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xog Cusub Oo Laga Helayo Weerarkii Naf Hurnimada Ee Ka Dhacay Afgooye.

May 23, 2018

Xili shalay Mujaahidiinta ay Camaliyad istish haadi ah la  beegsadeen kolonyo ciidamo Murtadiin ah oo kasoo baxay garoonka milatari ee Ballidoogle, kuna wajahnaa dhanka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku aadan khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee Cadowga ka soo gaaray Camaliyadaasi .

Kolonyada ciidamada ah ee la beegsaday ayaa ahaa murtadiinta loo yaqaano Bankaraf kuwaas oo ah Maleeshiyaat Murtadiin ah oo uu Maraykanku tababaray si uu ugu dhibaateeyo shacabka Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed.

Maleeshiyada Murtadiinta ah ee la beegsaday ayaa marayay halka loo yaqaano Baar Ismaaciil ee Magaalada Afgooye, waxaa halkaas ka soo gaaray khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawacba leh.

Ugu yaraan 12 ka tirsan Maleeshiyaatka Baankaraaf iyo saraakiishooda ayaa goobta ku dhintay, kadib markii gaari ciidan oo ay saarnaayeen ay camaliyadu gabi ahaanba burburisay.

Idaacadda Islaamiga  ee Al-andulus ayaa heshay Magacyada qaara ka mid ah Saraakisha ku wax yooleewday  Camaliyadii Shalay ka dhacday Degmada Afgooye .

Labo  Sargaal oo ka mid ahaa Saraakiisha ugu sareysa Maleeshiyaadka Bangarafta ayaa dhaawacyo culus uu ka soo gaaray Weerarkii shalay.

Murtad magiciisa lagu soo koobay Aamin oo ahaa Taliyihii watay Ciidanka La weeraray ayaa waxaa soo gaaray dhaawac culus iyadoona xaaladaii laga deerinayo .

Sargaal kale oo magaciisa lagu soo koobay Mad jinoow  ayaa isaguna ku dhaawacmay Camaliyadii shay  iyadoona dhaawaciisuna yahay mid garaab Ah.

Dhawwacyada saraakiisha Murtadiinta ah ayaa loola cararay goobaha caafimaad ee Saliibiyiintu ku leeyihiin xeryaha milatari ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo xaaladooda liidata lagula tacaalayo.

Maleeshiyaatka Baankaraaf ee camalaiyada ishtish-haadiga ah lagu beegsaday ayaa ku caan-baxay dhibaataynta dadka shacabka Muslimiinta ah xilliyada ay iyaga iyo Saliibiyiinta Maraykanku samaynayaan hawgallada Islaam la dagaalanka ah ee ay ka wadaan Wilaayaatka dalka Soomaaliya.

Dhacdadii ugu dambeysay ee Maleeshiyaatkaas ay ku luglahaayeen ayaa muddo laba isbuuc laga joogo kahor waxay ku dileen 5 qofood oo shacab Muslimiin ah kuwaas oo lagu laayay tuulada Macalinka ee duleedka degmada Afgooye.

Sidoo kale Maleeshiyaatkan ayaa kuluglahaa xasuuq shacab Muslimiin ah hore loogu geystay Deegaanka Bariire ee Wilaayada Shabeellad Hoose iyo tuulada Sheekh Axmad Yare ee duleedka Magaalada Jilib, halkaas oo Ciidamo Maraykanka ah iyo Maleeshiyaatkan ay ku laayeen dad Muslimiin ah.

 

Dhawaan ayay ahayd markii shabakada wararka Faays Niyuus ee saldhigeedu yahay wadanka Maraykanka ay qortay  warbixin dheer oo ku saabsan Maleeshiyaatkan Murtadiinta ah ee uu Maraykanku tababaro saldhigooduna yahay Garoonka Balidoogle.

Shabakada Maraykanka ah ayaa sheegtay in Maleeshiyaatkaan aysan inta badan kasoo bixin Saldhiga Balodoogle ee sida aadka ah loo ilaaliyo, Cabsi laga qabo weeraro ay la beegsadaan Mujaahidiinta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shir Ka Dhan Ah Jihaadka Soomaaliya Oo Ka Furmay Magaalada Al Qaahira Ee Wadanka Masar.
Next: Diyaaradaha Yahuuda Oo Duqeeyay Magaalada Gaza.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-03-1447-Hijri.

August 25, 2025
Masuul ka Tirsan Maamulka Cirro Oo Sheegay Inay Wax Yar U Jiraan Inay Aqoonsi Ka Helaan Maraykanka.
  • Allposts
  • Warar

Masuul ka Tirsan Maamulka Cirro Oo Sheegay Inay Wax Yar U Jiraan Inay Aqoonsi Ka Helaan Maraykanka.

August 25, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-03-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-03-1447 Hijri.

August 25, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 28 aad)

August 24, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 27 aad)

August 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 26 aad)

August 14, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025

Sawirro

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada