Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shir Ka Dhan Ah Jihaadka Soomaaliya Oo Ka Furmay Magaalada Al Qaahira Ee Wadanka Masar.
  • Allposts
  • Warar

Shir Ka Dhan Ah Jihaadka Soomaaliya Oo Ka Furmay Magaalada Al Qaahira Ee Wadanka Masar.

May 23, 2018

Magaalada Al Qaahira ee caasimadda wadanka Masar aya amarti gelisay shir ka dhan ah halganka lagula jiro ciidamada shisheeye ee duullaanka kusoo qaaday dalka Soomaaliya.

Shir socanaya muddo laba maalmood ah ayna iska kaashanayaan Masar iyo Ururka Midowga Afrika ayaa diiradda lagu saarayaa sidii dhanka Fikirka lagula dagaallami lahaa Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ee hoggaaminaysa dagaalka lagula jiro soo duulayaasha.

Mas’uuliyiin Masaari ah oo furitaanka shirka Khudbad ka jeediyay ayaa sheegay in ay isku keeneen in kabadan 30 qof Soomaali ah kuwaasi oo laga wacyi gelinayo wax ay ugu yeereen Fikirka Xagjirka ah ee sababaya ka qeyb qaadashada Jihaadka.

“Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay markazka caalamiga alqaahira ee xallinta khilaafaadka ayaa looga golleeyahay sidii loo xoojin lahaa ka qeyb qaadashada dhalinyarada Soomaaliyeed ee dadaalka looga hortagayo xagjirnimada iyo argagaxisada , iyo isdhexgalka khibradaha u dhexeeya dhalinyarada Masaarida iyo dhalinyarada soomaalida, oo ku saabsan khibradda hoggaamineed ee Masar” ayuu yiri mas’uul katirsan madaxtooyada Masar.

Sidoo kale madasha shirka waxaa ku sugan khubaro ka socota Q.Midoobe iyo dowladaha Reergalbeedka ee ku lugta leh dagaalka ka dhanka ah jamaacaadka Jihaadiga ah, saraakiil ka socotay Taliska AMISOM oo kalimado ka jeediyay shirka ka dhanka ah Al Shabaab ayaa muujiyay sida ay uga walaacsanyihiin kobaca jihaadiga ah ee dalka Soomaaliya.

Shirkan ayaa imaanaya xilli uu 11 sana jirsaday duullaanka ciidamada AMISOM ee Soomaaliya walina Xarakada Al Shabaab ay tahay awood jihaadi ah oo halis gelinaysa maamullada gummeysiga u shaqeeya iyo danaha ‘Beesha Caalamka’ ee Soomaaliya.

Fikirka jihaadiga ah ayaa bulshada Soomaalida kusii dhax faafaya inkastoo dhinacyada cadawga ah ay adeegsadeen asaaliib dhan walba ah sida iyagoo wadaada xumayaal soo shaqa geliyay si ay usumcad xumeeyaan halganka  jihaadiga ah balse waxba matarin dadaaladaasi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga Saddex-aad Ee Kitaabka Waxaat Jihaadiyah.
Next: Akhriso Xog Cusub Oo Laga Helayo Weerarkii Naf Hurnimada Ee Ka Dhacay Afgooye.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada