Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Dahabiga Ee Sheekh Mowlawi Fadlullaah?.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Dahabiga Ee Sheekh Mowlawi Fadlullaah?.

August 15, 2018

Duqeymo xagga cirka ah oo uu Mareykanku ka geystay dalka Afghanistan bartamihi bishii June ee la soo dhaafay ayaa lagu dilay Sheykh Mullah Fadlullaah oo ahaa amiirkii Xarakada Taliban Pakistan, iyadoona amiirka lala dilay qaar ka mid ah saraakiisha ururka oo la joogtay xilliga uu weerarku dhacayey.

Weerarkan oo ay sheegatay dowladda saliibiyada ah ee Mareykanka ayaa ka dhacay degmo lagu magacaabo Marawara oo ka tirsan gobolka Kunar ee bariga dalka Afghanistan.

Warbaahinada Maxaliga ee wadanka iyo Saraakiisha Xukuumada Kabul ayaa sheegay in Sheykh Fadlullaah lala dilay hogaamiyeyaal kale oo ka tirsan ururka kuwaas oo ay ka mid yihiin: Abuu Bakar Sajjaad, Cimraan iyo Mowlawi Cumar.

Sheykh Mullah Fadlullaah ayaa talada Xarakada Taliban Pakistan la wareegay Bishii Nov. ee sanadkii 2013-ka markii uu shahiiday Amiirkii isaga ka horeeyey ee la oran jiray Sheykh Xakiimullaah Maxsuud.

Wuxuu ka mid ahaa Saraakiisha sarsare ee Xarkada Taliban Pakistan tan iyo markii la aas-aasay sanadkii 2007-dii. Ka hor inta aanan loo magacaabin Amiirka Xarakada, wuxuu ahaa Mas’uulka Taliban Pakistan u qaabilsan Waadiga Suwaat, halkaas oo ah isla mandiqada uu ka soo jeedo.

Wuxuu ahaa Abaanduulihii hogaaminayey dagaaladii ballaarnaa ee Waadiga Suwaat ku dhexmaray ciidamada Pakistan iyo dagaayahanada Xarakada Taliban Pakistan kuwaas oo dagaalayahanada ururka u suuragaliyey in ay wax ka yar 60km u soo jirsadaan magaalada Islamabad ee Caasimadda wadanka Pakistan.

Maraakizta Daraasaatka ee gaalada iyo wazaaradda arimaha dibadda ee Mareykanka waxay sheegaan in Mullah Fadlullaah uu xiriir dhow la lahaa Mujaahidiinta Al-Qaacida, uuna ku taagnaa dhabaha hogaamiyeyaashii isaga ka horeeyey, iyagoona tibaaxay inuu qabay aragtida ah sidii dhulalka Islaamka looga hirgelin lahaa ku dhaqanka shareecada Islaamka, Umaddana loogu mideyn lahaa hal raayo sida uu ku sheegay fariin uu jeediyey sanadkii 2017-kii.

Warbaahinada reergalbeedka waxay sheegayaan in hogaamiyahan lagu dilo dalka Afghanistan in ay gudbineyso fariin ah inuu weli jiro xiriir iyo isku xir weli ka dhexeeya Imaarada Islaamiga Afghanistan iyo Xarakada Taliban Pakistan, ayna weli Xarakadan saldhigyo ku leedahay gobolo ka tirsan Afghanistan sida Kunar iyo Nuuristan oo ah deegaano ay ku xoogan yihiin Mujaahidiinta.

Ciidamada Mareykanka iyo Xulifadooda ayaa sanadkii 2009-kii isaga soo baxay gobolada Nuristan iyo Kunar ka dib markii ay la kulmeen weeraro ballaaran oo joogta ah, waxaana tan iyo markaas ay goboladaas ahaayeen kuwa ay Mujaahidiintu ku xoogan yihiin.

Military-ga Mareykanka ayaa horay u sheegtay in duqeymo ka fuliyeen gobolka Kunar ay ku dileen hogaamiyeyaal ka tirsan Taliban Pakistan kuwaas oo mid ka mid ah ay sheegeen in ay ku beegsadeen isla hogaamiyaha ay hadda dileen.

Horaantii bishii Maarso ee sanadkan, wuxuu Mareykanku sidoo kale sheegtay inuu duqeyn xagga cirka ah oo uu ka fuliyey Afghanistan ay ku beegsadeen Mcaskar ay ku tababartaan ciidamada Taliban Pakistan, ayna halkaas ku dileen Saraakiil dhowr ah oo uu ku jiro wiil uu dhalay hogaamiyaha hadda Shahiiday, Sheykh Mullah Fadlullaah.

Halkan Ka Dhageyso Istish-haadka Sheekh Mowlawi Fadlullaah.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo Nolasha Ku Qabtay Ku Dhawaad Boqol Askari
Next: Xog Laga Helayo Qarax Gaari Taw Ah Lagu Gubay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada