Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo Nolasha Ku Qabtay Ku Dhawaad Boqol Askari
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Dhaalibaan Oo Nolasha Ku Qabtay Ku Dhawaad Boqol Askari

August 15, 2018

Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa weerar qorsheysan ku qaaday saldhig ciidan oo maamulka Ridada Kaabul ku lahaa magaalada Gowr Maatish oo ka tirsan Wilaaayada Faryab oo dhacda Waqooyga dalkaas.

Dagaalka markii muddo kooban uu socday waxey ciidamada Mujaahdiiinta Dhaalibaan si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta saldhigaasi ciidan,iyadoona ay isa soo dhiibeen guud ahaan askartii maleeshiyaatka Ridada Kaabul ee xilliga weerarka ku sugneed saldhigaasi.

Warbaahinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa baahiyay iney isa soo dhiibeen askartii saldhigaasi kuwaasi oo tiradooda ay tahay 86 askari oo qaarkood ay dhaawacya qabaan,waxeyna sidoo kale wareejiyeen guud ahaan hubkii ay ku dagaalamayeen iyo keydkii hubka ee saldhigaasi.

Sidoo kale ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa gacanta ku dhigay 12 gaari oo ah noocyada gaashaaman.

La wareegidda saldhigan muhiimka ah ayaa kusoo aadyaa xilli saddex-dii maalin ee lasoo dhaafay weeraro lagu dilay 19 askari laguna dhaawacay 14 kale oo gabi ahaantooda ah maleeshiyaatka maamulka Muratd Ashraf Gani ay Mujaahdiiinta Daalibaan ka fuliyeen isla magaaladaasi.

Dhanka kale waxa uu muddo Todobaad ah gudaha magaalada Gazni oo ah Xarunta Wilaayada Gazni dagaalllo culus ku dhexmarayaan ciidamada Mujaahdiiinta Dhaalibaan iyo kuwa maleeshiyaatka maamulka Ridada Kaabul oo garab ka helaya saliibiyiinta Mareykanka.

Ciidamada Mujaahdiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa si buuxda ula wareegay inta badan magaaalada iyo xarumihii ugu waaweynaa ee ku yaallay gudaha magaaladaasi, waxeyna Mu’asasada Al imaarah oo qeyb ka ah Warbaahinta Imaarada Islaamiga soo bandhigtay muuqaal kooban oo ku aadan xaqiiqda ka jirta magaalada oo ah in ciidamada Mujaahdiiinta ay gacanta ku dhigeen inta badan magaaladaasi.

Muuqaalkan ayaa waxybaaha mua sasada ay kusoo bandhigtay ka mid ah ciidamada Mujaahdiinta oo gacanta ku dhigay xaruntii maamulka Gazni iyo xarumo kale oo ku yaala magaaladaasi,iyadoona maamulka Ridada Kaabul dagaaladaan ay boqolaal askar iyo saraakiil ah ay dhimasho iyo dhaawac kaga noqdeen.

Dhawaan ayeey aheed markii weeraro ciidamada Mujaahidiinta dhaalibaan ay ka kala fuliyeen Wilaayaatka Helmand iyo Meydan Wordak oo oo kala dhaca Konfurta iyo Bartamaha dalka Afghanistan ay baqti lagu dilay inka badan Toban askari oo AMerican ah tiro kalane lagu dhaawacay.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Qaraxyo Ka Dhacay Muqdisho.
Next: Dhageyso Maxaad Ka Taqaanaa Taariikhda Dahabiga Ee Sheekh Mowlawi Fadlullaah?.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada