Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahino Laga Helayo Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Konfurta Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahino Laga Helayo Weeraro Kala Duwan Oo Ka Dhacay Konfurta Somalia.

November 18, 2018

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxyaa qasaaraha kadhashay weeraro saacadihii lasoo dhaafay ay mujaahidinta ku beegsadeen ciidamada Saliibiyiinta iyo maleeshiyaadka murtadiinta kuwaas oo ka kala dhacay qaybo kamid ah wilaayaatka dalka.

Weerarka Koowaad ayaa ka dhacay deegaanka Baar-Sanguuni oo ka mid ah deegaanada dhaca duleedka  Magaalada Kismaayo.

Weerarka waxey ciidamada  Mujaahidiintu ku beegsadeen maleeshiyaadka ridada ah.

Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaasi ku halaagsamay 6 kamid ahaa maleeshiyaadka murtadiinta halka ay kudhaawacmeen 9 kale waxaana sidoo kale laga burburiyay gaari ay maleeshiyadka murtadiintu lahaayeen.

Inta badan dhaq dhaqaaqyada qar iska xoornimada ah ee maleeshiyaadka murtadiinta ay ka sameeyaan afaafka hore ee deegaanka Baarka ayaa waxa kazoo gaara qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac iyo burburka soo gaara gaadiidka ay kusoo dagaal galaan.

Dhinaca kale wararka naga soo gaaraya deegaanka Buula-Sheeq ee dhaca duleedka degmada Qoryooley ee wilaayada Sh.Hoose ayaa sheegaya in qarax xoogan shalay galinkii dambe lagula eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada kufaarta afrikaanta gaar ahaan kuwa ka socda dowlada kaafirada ah ee Uganda.

Weerarkaasi qarax ah waxa lagu gubay gaari nooca Towga ah oo qeyb ka ahaa kolonyadii cadowga ee dhabaha loogalay iyadoo sidoo kale ay ku halaagsameen tiro askar ah oo katirsan ciidamada kuffaarta Yugaandha

Saraakiil katirsan ciidamada mujaahidinta ayaa idaacada andalus u xaqiijiyay in qaraxa lagu beegsaday cadowga looga dilay 3 kamid ah askartooda halka ay kudhaawacmeen 5, waxaana sidoo kale warar soo baxaya ay sheegayaan in goobta qaraxa lagula eegtay ay kusoo dageen diyaarado helicoptero ah si ay u daabulaan waxyeelada dhimasho iyo dhaawac ee askartooda lagu gaarsiyay qaraxii lagu beegsaday.

Dhanka Magaalada Muqdisho, Goob joogayaal ayaa sheegay in ay arkayeen qarax aad u xooggan oo agagaarka Baar Jowhar ee Xaafada Suuqa Xoolaha ku qabsaday gaari nuuca gaashaaman ah waxaana qaraxaas ka dhashay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah

Inta la xaqiijiyay 2 askari oo katirsan ciidamada Saliibiyiinta ah ayaa dhimatay 3 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib markii qarax lala helay kolonyada Saliibiyiinta.

Dhawaan ayay aheyd markii sidan oo kale qarax lagula beegsaday kuffaarta nawaaxiga iska goyska ex-kontorol balcad looga gubay gari tow ah ayna ku halaagsameen tiro askartooda katirsanaa

Ciidamada Mujaahidiinta ee Jihaadka kula jira ciidamada Saliibiyiinta iyo maleeshiyaadka dabadhilifka u ah ayaa si joogta ah weeraro ula beegsada cadawga isku soo bahaystay la dagaalanka ku dhaqanka Shareecada Islaamka eek a hana qaaday Wilaayaatka Islaamiga ah ee lagu maamullo sharciga Raxmaanka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sirdoonka Mareykanka Oo Xaqiijiyay in Max’med Bin Salmaan Uu Mas’uul Ka Ahaa Dilkii Wariye Khaashuqji.
Next: Dhagayso: Ma banaantahay in la dhigo xaflado lagu Weynaynayo Dhalashada Nabi Muxamed SCW?! Sh. Nuur Macallin Ayaa ka Hadlay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -03-Muxarram-1447-Hijri

June 18, 2026
Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Ka Hadlay Saldhigga Yahuudda Ee Somaliland Iyo Duulimaadyo Isku Xiraya Hargeysa & Talaabiib.

June 18, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Raadadka Mugdiga Ah Iyo Sooyaalka Madow Ee Jaasuusnimada.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada