Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Donald Trump Oo Fadeexadeeyay Dowladda Qadar.
  • Allposts
  • Warar

Donald Trump Oo Fadeexadeeyay Dowladda Qadar.

July 10, 2019
Xukuumadda dabadhilifka Qadar ayaa sare uqaadday taageerada ay siinayso xamlada saliibiga mareykanku hoggaaminayo ee lagu qaaday wadamada caalamka islaamka.

Qadar oo ah dal yar oo dhaca Jaziiradda Carabta ayaa hooy siisa ciidamada maryekanka kuwa ugu badan ee ku sugan meel ka baxsan dalkiisa.

Saldhigga Alcudeyd waa midka ugu weyn ee mareykanka ku leeyahay dibadda waxaana yaalla diyaaradaha ugu casrisan halka badda Qadar ay ku suganyihiin maraakiibta gujisyada mareykanka, Xukuumadda dabadhilifka Dooxa ayaa sanad walba Mareykanka siisa lacago boqolala milyan oo dollar ah taas oo qeyb ka ah dagaalka ka dhanka ah muslimiinta.

Tamiim Bin Xamad oo ah Amiirka Qadar ayaa sanad walba iska xaadiriya magaalada Washington si uu ucusboonaysiiyo ballanta kala dhaxaysa Mareykanka ee ku saabsan xoojinta dagaalka loogu magac daray Argagaxisa ladirirka oo ah xamlo ka dhan ah muslimiinta.

Donald Trump aya aqalka cad kusoo dhoweeyay hoggaamiyaha Qadar waxayna kawada haleen arrimo badan, Trump oo shir jaraa’id ay wada qabanayeen amiirka Qadar ayaa aad ugu amaanay sida xukuumadda Dooxa ay udhistay saldhigga weyn ee ciidanka Mareykanka iyo garoon ay ka haadaan diyaaradaha dagaalka mareykanka wuxuuna Trump Qadar ku sifeeyay saaxiib istiraatiiji ah.

Wuxuu carabaabay in dhismaha saldhigga iyo garoonka melleteri ee Alcudey ay ku baxday lacag dhan 8 Bilyan oo dollar dhammaan qarashkaasna waxaa dusha uridatay dowladda Qadar waana markii ugu horraysay ee Trump uu kashifo kaalinta ay xukuumadda Dooxa ku leedahay dhismaha saldhiggan weyn waxaana layaab leh sida dowladdan ay ubarbar taagantahay Mareykanka ayna isaga dhigto dowlad madax banaan.

labada hoggaamiye ayaa sheegay in kulankooda diirada lagu saaro shaqa wadaagga ka dhaxeeya ee dhanka dhaqaalaha iyo ammaanka waxayna falanqeeyayaashu sheegayaan in xukuumada Qadar ay daacad u tahay mareykanka balse ay kabiya diidantahay taageerada indha la’aanta dhanka siyaasadda ah ee maamulka Trump uu siinayo sacuudiga iyo imaaraatka carabta oo go’doomin sedax sana jirsatay kusoo rogay qadar.

Dawaaqiidda carabta gaar ahaan kuwa khaliijka ayaa ukala dhuumanaya lakulmidda sayidkooda Trump iyagoo kula saaxiibaya lacagaha ay ka boobeen shucuunta muslimiinta ee ay gumeystaan.

Halkan ka degso Video-ga ama Hoos Ka Daawo

  • Send to your friend

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaallo Culus Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
Next: Sarkaal Ka Tirsan DF Oo Kenya Ku Eedeeyay Iney J/Hoose Iyo Gedo Ku Qarxisay Gaadiid Shacab. (Dhageyso)

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-02-1447-Hijri.

August 9, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-02-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-02-1447 Hijri.

August 9, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025

Sawirro

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada