Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • AFRICOM Oo Riwaayado Is Burinaya Kasoo Saartay Weerarkii Ballidoogle.
  • Allposts
  • Warar

AFRICOM Oo Riwaayado Is Burinaya Kasoo Saartay Weerarkii Ballidoogle.

October 2, 2019

Taliska ciidamada Maraykanka ee qaaradda Africa ayaa siyaabo kala duwan oo is burinaya uga hadlay weerarkii weynaa ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab maalintii Isniinta ku qaaday saldhiga garoonka Ballidoogle oo ah saldhiga ugu weyn ee Maraykanku ku leeyahay Soomaaliya.

Saacadihii koowaad ee uu weerarku socday, waxay Africom xaqiijisay jiritaanka weerarka, iyadoo shaaca ka qaaday iney soo gudbin doonto wixii soo kordha.

Shan saacadood kadib weerarkii Ballidoogle, waxay Africom soo saartay war kale oo ay ku sheegeyso in ciidamadooda ay iska caabiyeen weerar uga yimid dagaalyahanno katirsan Al-Shabaab.

Africom waxay xilligaas shaaca ka qaaday iney labo duqeyn ka fuliyeen halka lagu dagaallamay, ayna beegsadeen ugu yaraan labo gaari oo kamid ah kuwii lagu soo weeraray xerada Ballidoogle, halkaasna ku dishey dagaalyahanno katirsan Xarakada Al-Shabaab.

Waxay intaa ku dartay Africom inuusan jirin wax khasaare ah oo gaaray ciidamadooda iyo kuwa saaxiibadooda ay ku tilmaameen ee xerada kula sugnaa.

Africom intaas kuma ekeysan, 24 saacadood kadib weerarkii Ballidoogle, waxay soo saartay war saxaafadeed kale oo ay ku sheegeyso wax ka duwan hadalladii hore.

Waxay shaacisay in duqeymaha ay fuliyeen aaney ka badneyn hal duqeyn, halkii labo gaari ay hore ka sheegteen iney buburiyeenne waxay shaaciyeen markale in hal gaari oo keliya ay gubeen.

Marka laga hadlo khasaaraha gaaray ciidamada Maraykanka, waxay Africom shaaca ka qaaday inuu jiro hal askari oo uga dhaawacmey weerarka ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kusoo qaadeen garoonka Ballidoogle.

Kala hadalka ciidamada Maraykanka  ayaa muujinaya xaddiga ay la ekeyd camaliyadda ballaaran ee lagu qaadya Ballidoogle, waxaana suuragal ah in Africom ay ku qasbanaato in markale ay warar kala duwan kasoo saarto weerarkii Ballidoogle.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo si waafi ah uga hadashey weerarkii Ballidoogle, waxay shaaca ka qaaday iney ku dishey 121 askari Maraykan ah, 12 askari oo Yahuudi ah iyo 40 qandaraaslayaal ah oo u shaqeynayay ciidamada Maraykanka.

Waxay sidoo kale Mujaahidiintu sheegeen iney goobta ku gubeen ugu yaraan 5 diyaaradood oo isuga jira Drones iyo Hellecopter.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Askar Kala Duwan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Konfurta Somalia.
Next: Amnesty International “Dadka La Dilay Ma Aheyn Argagaxiso Ee Waxay Ahaayeen Shacab.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada