Waaliga wilaayada islaamiga Mudug Sheekh Cabdul-Qaadir Abuu Cadnaan oo ka hadlayay masjid ku yaala magaalada Xarardheere ayaa bogaadiyay weerarkii weynaa ee ka dhacay xerada garoonka Ballidoogle, kaas oo lagu dilay 121 askari oo Maraykan ah iyo tobannaan kale oo ay Israa’iiliyiin iyo qandaraaslayaal kamid ahaayeen.
Waaliga oo Salaadda Jimcaha ka dib dadka la hadlayay ayaa sheegay in tani ay tahay guul mudan in Allaah looga mahadceliyo.
Waxaa sidoo kale goobta ka hadlay qaar ka tirsan Odayaasha dhaqanka oo iyagana sheegay iney soo dhaweynayaan duulaankaas, waayo waxay sheegeen in Mareykanka uu dhibaato ku hayo shacabka Soomaaliyeed.
Halkan ka dhagaysoo waaliga Mudug Sheekh Cabdul-Qaadir Abuu Cadnaan.
Halkan ka dhagayso Nabdoon Quurey iyo Naqiib Macdow oo iyagana ka hadlay weerarkii Bellidoogle