1 thought on “Madaafiic Lagu Garaacay Saldhiga Baar-sanguuni.

  1. Wilaayaadka iyo raayadaa Wayne Ina siiyey
    Wahsi iyo kumay Iman inaan wadamo tuug naaye
    Wiilal baa naftoodi u huray wacad Ilaahaye
    Wadaad xume kufriga nooga daran oo fatwada wiisha
    Wacad qabe sandiiqaa kubadan oon wax deeqayne
    Dila oo wadnaha Jara kufray wada uraaceene

Comments are closed.