Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso Amiirka Mujaahidiinta Nusratul Islam Wal-muslimiin Oo Bogaadiyay Weerarkii Bilidoogle+Tarjumo.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso Amiirka Mujaahidiinta Nusratul Islam Wal-muslimiin Oo Bogaadiyay Weerarkii Bilidoogle+Tarjumo.

November 9, 2019

Mu’asasada Azzallaaqah oo ah garabka warbaahineed ee Jamaacada Ugargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ayaa baahisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo mas’uulka ugu sarreeya Jamaacaadi.

Sheekh Iyaad Ghaali oo ah amiirka Jamaacada JNIM ee ka jihaadda wadamada galbeedka qaaradda Afrika gaar ahaan wadamada Maali,Burkina Faso iyo Niger ayaa jeediyay kalimad uu diiradda ku saarayo dagaalka u dhaxeeya muslimiinta iyo Faransiiska.

Hoggaamiye Iyaad Ghaali ayaa kalimaddiisa kusoo hadal qaaday weerarkii aadka u xooganaa ee dagaalyahanada Shabaabul Mujaahidiin ay bishii lasoo dhaafay ku qaadeen saldhigga ciidanka Mareykanka ee Balidoogle.

Jamaacada JNIM ayaa Xarakada Al Shabaab ku ammaantay sida ay ula dagaallamayso gummeystaha Soomaaliya kusoo duulay una difaacayso diinka,dadka iyo dalka Soomaaliyeed.

“Intaas kahor iyo ka gadaalna, waxaan hambalyo u diraynaa walaaleheena sharafta badan ee kusugan Soomaaliyada ku caan-baxday deeqsinimada iyo ballan-oofinta, waxaan ugu hambalyaynaynaa guusha iyo gallada weyn ee uu Allaah ugu deeqay kadib weerarkii qorshaysnaa ee ay ku gilgileen saldhigii ciidamada cirka Maraykanka, ayna ku gumaadeen askartii Saliibiyiinta iyo xulafadoodii yuhuudda ahaa. Ilaahay ayay mahaddaas u sugnaatay” ayuu yiri Sheekh Iyaad.

isagoo hadalkiisa sii wata ayuu amiirka JNIM aad u amaanay dagaalyahannada Al Shabaab oo ku sifeeyay geesiyaal aan laloodi karin “Ragyohow halyeeyada ah ee aanan gumaysiga aqbalinoow, Ilaahay wuxuu guulihiina ku daweeyay laabaha Mu’miniinta, wuxuuna ku cara-geliyay quluubta kuwa gaalada ah. Ilaaheey wanaag ha idiinkugu abaal-gudo, khayr farabadana ha idin siiyo”

Weerarkii Al Shabaab ay ku qaadday garoonka Balidoogle oo ah saldhigga ugu weyn ee ciidanka Mareykanka ku leeyihiin Soomaaliya ayay si aad ah ugu farxeen jamaacaadka Jihaadiga ah ee ka halgama caalamka islaamka “Muslimiintu meel walba oo ay joogaan, waxaa ay ku bishaaraysanayaan guulahaas waaweyn, waxaana ay u hanqal-taagayaan in ay halkaas ka dhaxlaan noo noqoshada khilaafadii Islaamka ee raashidada ahayd” ayuu hadalkiisa kusoo gaba gabeeyay Sheekh Iyaad.

Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Oo Luqada Somaliga Lagu Tarjumay.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dowlada Hindiya Oo Masjid Musimiintu Leeyihiin U Bedeshey Macbad.
Next: Qarax Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada