Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey dagaal culus ku qaadeen mid ka mid ah deegaanada dhaca duleedka magaalada Marka ee Wilaayada Shabeelada hoose.
Dagaalkan waxey sigaar ah ugu qaadeen saldhiga maleeshiyaatka Kooxda Ridada Somalia ay ka sameysteen deegaanka Ceel-saliini oo ka mid ah deeganada dhaca duleedka magaalada Marka.
Dagaal muddo socday ayaa halkaasi ka dhacay, Waxeyna ilo wareedyo xaqiijiyeen iney jirto khasaara maleeshiyaatka Murtadiinta lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.
Saacadihii lasoo dhaafay ayey aheed markii sidoo kale maleeshiyaatka dowladda federaalka khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay Kamiin ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Aala-yaasir iyo degmada Awdheegle oo ka wada tirsan Wilaayada Shabeelada hoose.
Sidoo kale qarax ka dhacay degmada Baraawe ee isla Wilaayada Shabeelada hoose waxaa lagu burburiyay gaari Cabdi Bile ah waxaana ku dhaawacmay Labo askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Ridada.
Calamada.com