Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Maali Oo Maxaabiis Xoog Kusoo Furtay.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Maali Oo Maxaabiis Xoog Kusoo Furtay.

November 16, 2019

Mandiqadda saaxilka ee dhacda galbeedka qaaradda afrika waxaa kusii xoogeysanaya jihaadka hubeysan ee lagula jiro Faransiiska iyo ciidamada calooshood ushaqeystayaasha ah ee ka socda dowladaha mandiqadda.

Weerarada Jihaadiyiinta JNIM ay ka fulinayaan sedax wadan oo daris ah ayaa xoogeystay taas oo sababtay in mujaahidiintu ay qabsadaan dhul ballaaran, wararka ka imaanaya galbeedka iyo bartamaha wadanka Maali ayaa sheegaya in ciidamada xukuumadda dabadhilifka ah ay isaga firxadeen deegaanno hor leh.

Kadibna weeraro isdaba joog ah oo dagaalyahanada jamaacada Ugargaaridda islaamka iyo muslimiinta ay ka fuliyeen saldhigyo kuyaal gudaha wadankaas ayay ugu dambeyn ciidamada cadowga ku qasabanaadeen dib ugurasho.

war rasmi ah oo kasoo baxay taliska melleteriga dowladda dabadhilifka Maali ayaa lagu sheegay in ciidamadu isaga bexeen dhul ballaaran oo dhaca xuduudda Burkina Faso iyo Niger “iyadoo dib loo eegayo xaaladda dagaalka ayay ciidamadu sameeyeen howlgallo melleteri oo dib looga baxayo tuulooyinka iyo dhulka fog ee dhaca xuduudda Burkina Faso iyo Niger ,ciidamada waxaa lageeyay meel ay ku heli karaan dib isku aruursasho awood leh” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay melleteriga xukuumadda Maali.

Howlgal aad u qorshaysan oo xoogaga Jihaadiga Alqaacidda ee mandiqadda saaxilka ay ka fuliyeen hareeraha magaalada Tambookto ee wadanka Maali ayay ugu suurtagashay in ay kusoo furtaan maxaabiis mujaahidiin ah oo xabsiyada shisheeyaha ku xirnaa.

Bayaan kasoo baxay hoggaanka Jamaacada Ugargaaridda islaamka iyo muslimiinta oo ay faafisay mu’asasada Alzalaaqa ayaa lagu sheegay in tobanaan maxaabiis muslimiin ah lagusoo furtay.

Weerarka oo ahaa mid xoog kugal ah ayaa sababay in oodda laga qaado maxaabiistii wakiillada Faransiiska ugu xirnaa xabsiga, bayaanka kasoo baxay JNIM ayaan uqornaa sidaan.

Umadeenna muslimka ah gaar ahaan walaalaheena mujaahidiinta ah iyo maxaabiista ku jilbaha xiran xabsiyada dawaadiiq waxaan ugu bishaaraynaynaa in lasoo xureeyay oo lasoo furtay walaalihiina maxaabiista ahaa ee ku xirnaa xabsiga deyri ee dhaca koonfurta magaalada Tambookto ee wadanka maali taariikhdu markii ay ku beegneed maalin isniin ah 14 Rabiicul awal 1441 kuna asteysan 11 November 2019.

“allaah Subxanahu watacaa ayaa usuurtageliyay walaalihiina mujaahidiinta maalidad gummeysiga tooska ah ku jirta tan iyo markii ay soo galeen ciidamada farasiiska waqti hadda laga joogo 6 sanadood ka hor,dullaanaas faransiiska waxaa barbar socda dil,barakicin iyo in laqafaasho shacabkaas doonaya in uu ku noolado nolol xuriyad iyo karaama leh. mujaahidiinta waxaa usuutagashay in ay xoog ku galaan xabsiga Arribinda kalkaas oo ay si dulmi iyo gardarra ah ugu xiranyihiin tobanaan maxaabiis muslimiin ah” ayaa lagu yiri bayaanka.

Jamaacadan Jihaadiga ah oo marka magaceeda loosoo gaabiyo loo yaqaan JNIM ayaa ku goodisay in ay sii wadi doonto weerarada ay ku qaadayso saldhigyada ciidamada Faransiiska iyo kuwa Isbahaysiga Q.Midoobay ay ka sameysteen qeybo katirsan wadanka Maali.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Marka.
Next: Askari Lagu Dilay Duleedka Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada