Ciidamada Mareykanka iyo Kuwa Kenyaatiga ayaa markii ay ku guuldareysteen inay soo afjaraan weerarkii Al-Shabaab ee saldhigga Camp Simba waxay dalbadeen gurmad dheeraad ah waxaana hadda goobta soo gaaray diyaarado dagaal oo kasoo duulay dhanka badda kuwaas oo duqeyn ku bilaabay xerada.
Dagaal culus iyo rasasa xoogan ayaa kasocota gudaha xerada, halkaas oo ay ku wada dagaalamayaan ciidamada Al-Shabaab iyo askarta Mareykanka ee ku sugan gudaha xerada.
Diyaaradaha dagaalka oo ku jahawareersan qaab ay ku kala soocaan dagaalamayaasha ayaa la sheegayaa inay gantaallo ku garaacayaan gudaha iyo hareeraha xerada taas oo ay suuragal tahay inay khasaare u geysato ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenyaatiga ee ku sugan xerada.
Afhayeenka ciidanka Al-Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa Shabakada SomaliMeMo u sheegay inay dagaalyahanadoodu caafimaad qabaan welina socoto xabadda, isagoo tilmaamay in diyaaradaha soo gurmaday aysan wax saameyn ah ku yeelan howlgalka ay halkaas ka wadaan ciidankooda.
“Dagaalka wuxuu galay saacadiisii lixaad. Mujaahidiinta waxay haystaan qayb kamid ah xerada, ciidamada Maraykanka iyo kuwa Kenyaatiga ahna dhinac kale ayay iskugu tageen. Diyaarado ayaa ka qayb qaadanaya dagaalka kuwas oo duqayn ka wada qaybo kamid ah xerada. Sidaas waxaa SomaliMeMo u sheegay afhayeenka ciidamada Sh. Cabdi Casiis Abu Muscab.
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan guutada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Al-Shabaab ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar xoogan oo Inqimaasi ah ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenya ku leeyihiin deegaanka lagu magacaabo Manda Bay oo ku yaalla xeebaha gobolka Lamu, iyadoona halkaas uu ka dhashay khasaare xoogan oo soo gaaray ciidamada wadajirka ah ee la weeraray.
Bishaaraad kaa dhiciyo kufriga baqtigiisa waran
Bilaahiye guusha timid
Bushigi waa mayrayoo
Aadmiga labadiisa beel
Toos baa loo kala boxoo
Nin kii rabi beeniyiyo
Nin kii boqor wayne qiray
Maantay kala baxahayaan
Balaayo inay heshoo
Maraykaan booyayoo
Shabaab boqnihii kajaray
Sandiiqu ha beeniyee
Bishaaray noo ahayd
Kufriga boqnihii lajaray
Bogaadi nin diin lahoo
Bogiyo beerkay farxadu
Islaam kii buuxisoo
Bogaadiye culumadii
Ragii biligaa dhigoo
Shabaab bilad buu xirtoo
Badiyo bariga waa xooga jira
Ninman yahow gunta u xirtay gusheena
Niman yahaw gadiidkau kaxeestay .
Niman yahyw guur iyo guri lasexdo katagay
Niman yahw gasha kabixayay sefaha
Saliibkaas ninkii zuuliyo
Sabarkana la qebsada
Soo wiilashena mahen
Dhashii khaalid ba tihin iyo
Dhiig gaaled kuwa caba
Balse ceebto wxa qaba
Ninka certa ka ah imanko
Nacasyada gaaled la safan
Naac laso dhahya
Naxdinbaa qaba hoo
Niman kaas so dulay
Niman yahw gaaled
Naarta ana idin raacaye
Ràali ka ahaada
Walshiin ummu qacqaac