Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerarka AlShabab ee Lamu oo galay Saacadii 6aad & Faahfaahino Dheeraad ah oo soo baxaya.
  • Allposts
  • Warar

Weerarka AlShabab ee Lamu oo galay Saacadii 6aad & Faahfaahino Dheeraad ah oo soo baxaya.

January 5, 2020

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan guutada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar xoogan oo Inqimaasi ah ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenya ku leeyihiin deegaanka lagu magacaabo Manda Bay oo ku yaalla xeebaha gobolka Lamu, iyadoona halkaas uu ka dhashay khasaare xoogan oo soo gaaray ciidamada wadajirka ah ee la weeraray.

War kasoo baxay Xarakada Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in ciidankooda ay ku guuleysteen inay gudaha u galaan xerada, halkaasna xabadda ka bilaabaan, iyagoo tilmaamay inay beegsadeen saldhig lagu magacaabo “Camp Simba” oo ay wada dagan yihiin ciidamada badda ee Mareykanka iyo kuwa Kenya.
Weerarka oo ah mid aad u xoogan ayaa weli kasocda gudaha saldhigga waxaana uu galay saacadiisii 6aad, iyadoo ciidamada Kenya iyo kuwa Mareykanka aysan ilaa hadda u suuragalin inay soo afjaraan weerarka.
Muuqaallo lagu baahiyey baraha bulshada ayaa Muujinayey gawaarida gaashaaman ee Mareykanka ee loo yaqaano Harmers-ka oo gaaf wareegaya saldhigga, uuro iyo qiic xoogan oo kasoo baxaya gudaha xerada.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: WAR DEG DEG: Al-Shabaab Oo Weerar Xoogan Ku Qaaday Saldhig Ciidamada Mareykanka Iyo Kenya Ku leeyihiin Lamu. (Akhriso Bayaan)
Next: Diyaaradaha Mareykanka Oo Duqeynaya Saldhigga Camp Simba & Rasaas Xoogan Oo Kasocota Gudaha Xerada (FAAHFAAHIN).

Related Stories

Kooxda Gurguurte Oo Ciidamo Iyo Gaadiid Dul-dhigtay Shacabka Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Ciidamo Iyo Gaadiid Dul-dhigtay Shacabka Yaaqshiid.

August 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-03-1448-Hijri

August 25, 2026
Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.
  • Allposts
  • Warar

Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.

August 25, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada