Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanka Warmaxan iyo saldhiga Bilidoogle ee Wilaayada Shabeelada hoose.
Weerarkan waxey ciidamada Mujaahidiinta ku dileen ugu yaraan Toban ka tirsan maleeshiyaatka Ridada DANAB ee sida gaarka ah ay u tababaratay dowladda Saliibiyadda Mareykanka waxeyna ku dhaawaceen Shan iyo Toban askari oo ah isla Ridada DANAB.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgalkan ku gubay Afar gaari oo kala ah Labo Booyado ah, gaari BG-ah oo uu ku rakibanyahay qoriga Zuuga iyo gaari ah Inataree iyo Rimoolkiisa.
Sidoo kale Ciidamada Mujaahidiinta waxey weerarkan culus ku qabsadeen oo ay kusoo ganiimeysteen Labo gaari oo Booyada ah kuwaasi oo mid ka mid ah Rimoor uu jiidaayo.
Halkan Ka Dhageyso Xogta Oo Dhameystiran.