Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Aabaha Dhalay Mid Ka Mida Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaalkii Ceel-cadde Oo Baaq U Diray Ruto.
  • Allposts
  • Warar

Aabaha Dhalay Mid Ka Mida Maxaabiistii Lagu Qabtay Dagaalkii Ceel-cadde Oo Baaq U Diray Ruto.

January 21, 2025

Ciise Ibraahim oo ah aabaha dhalay askari maxbuus ah Kenyaan ah kaasi oo lagu qabtay dagaalkii taariikhda galay ee Ceelcadde ayaa jeediyay baaq cusub oo ku socda dowladda saliibiyadad Kenya.

Isagoo warbaahinta kula hadlayay magaakada Wajeer ayuu sheegay in wiilkiisa Cabdullaahi Ciise Ibraahim uu farriintiisa ka daawaday internetka kadib ku dhowaad 9 sanadood oo uu waysanaa raq iyo ruux.

Wuxuu ku eedeeyay dowladda kaafiradda Kenya in wiilkiisa oo ahaa askari ay halis gelisay naftiisa markii ay udirtay dalka soomaaliya oo ah qabuuraha soo duulayaasha.

Aabaha dhalay maxbuuskan katirsan ciidanka melleteriga Kenya ee loo yaqaan KDF ayaa codsaday Wilyam Ruutu in uu soo daayo dhammaan askarta maxaabiista ah ee ku jira gacanta shabaabul mujaahidiin.

Cabdullaahi Ciise Ibraahim oo ka mid ahaa maxaabiistii ay ciidamada mujaahidiintu ku qabteen dagaalkii Ceelcadde ee wilaayada Gedo ayaa isbuucii hore kasoo muuqday muuqaallo dhowr ah oo ay baahisay Mu’asasada Al-kataa-ib isagoo ugu baaqayay dowladda uu katirsanyahay in ay ka shaqeyso sidii loosii dayn lahaa.

Muuqaalka ay faafisay mu’asasada alkataa’ib ayaa si toos ah ugaaray dhinacyadii uu ku socday, iyadoona warbaahinta maxalliga Kenya iyo barahaha bulshada si aad ah layskula dhax qaaday.

Dadka Kenyaanka ah ayaa ku cadaadinayay dowladda Kenya in ay soo badbaadiso askarta maxaabiista ah ee galay gacanta mujaahidiinta Al-shabaab.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: 86 Qof Oo Ku Dhintay Bartamaha Nigeria Ka Dib Markii Ay Qaraxday Booyad Shidaal.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -21-07-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-07-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -26-07-1447 Hijri.

January 15, 2026
Trump Oo Ku Dhawaaqay In Dalalka Ay Ku Jirto Somalia Uu Ka Joojinayo Fiisaha Socdaalka.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Ku Dhawaaqay In Dalalka Ay Ku Jirto Somalia Uu Ka Joojinayo Fiisaha Socdaalka.

January 15, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Dowladihii Soo Maray Soomaaliya Q2.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Sooyaalka Dowladihii Soo Maray Soomaaliya Q2.

January 15, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Faarax Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(6)

January 10, 2026

Sawirro

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026
Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro: Ciidamada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe.

December 31, 2025
Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Beesha Biyamaal Oo Suldaan Cusub Ku Caleemo-saaratay Kurtun-waarrey.

December 20, 2025
Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada