Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • AFP Oo Sheegtay In Cabsi Xooggan Wajahayaan Ciidanka AUSSOM Ee Ku Sugan Aw-dheegle.
  • Allposts
  • Warar

AFP Oo Sheegtay In Cabsi Xooggan Wajahayaan Ciidanka AUSSOM Ee Ku Sugan Aw-dheegle.

November 18, 2025

Warbixinno caalamiya oo saacadihii lasoo dhaafay lagu faafiyey warbaahinta kala duwan ee caalamka ayaa soo bandhigtay welwelka iyo qoob-gariirka ay ku sugan yihiin ciidamada huwanta ee isug jira Saliibiyiinta iyo Riddada ee dhawaan la wareegay magaalada Awdheegle oo ka tirsan wilaayada islaamiga Shabeellaha hoose.

Wariyeyaal ka tirsan Wakaaladda Wararka AFP oo safar ku tagay magaalada Aw-dheegle ayaa sheegay in ciidamada Kuffaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaadka Riddada ee ku sugan Aw-dheegle aanay cago badan ku taagnayn oo muujinayaan cabsi aad u xooggan.

Warbaahinta AFP, waxa lagu xusay in ciidamada huwantu ay haatan joogaan magaalada, balse awoodda ay u leeyihiin inay sii haystaan ay tahay mid aad u liidata. Maadaama ay wadnaha farta ku hayaan xilli walbana filanaya weerarrada Mujaahidiinta.

Duuliyaha diyaarad Helicopter ah oo aad u welwelsan ayaa wariyeyaasha AFP oo uu keenay Awdheegle ku war-geliyey in cabsi weyn uu ka qabo weerarrada Mujaahidiinta Al-Shabaab sidaas darteed 20 daqiiqo gudahood ay ku dhamaystaan hawlahooda, haddii kalena uu ka tegi doono.

Warbixintu waxay soo bandhigtay burbur xooggan oo ciidamada saliibiyiinta iyo maleeshiyaadka Riddadu ay u geysteen guryaha shacabka, iyagoo maleeshiyaadka Riddadu ay AFP u sheegeen in si ku talo-gal ah ay u burburiyeen guryaha shacabka.

Qandaraasle Turki ah, oo la hadlay AFP, ayaa muujiyay niyad-jab xooggan oo uu ka qaaday dagaalka Al-Shabaab kadib muddo hal bil ah oo warbixintu sheegtay inuu ku sugnaa jiidda hore. Waxaanu tilmaamay in xaaladdu ay haatan ku xun tahay oo halis ay ku jiraan ciidamada saliibiyiinta iyo maleeshiyaadka Riddada ee ku sugan Aw-dheegle.

Falanqeeyayaal ay soo xigatay AFP ayaa sheegay in la jabiyey maleeshiyaadka Riddada oo ay sheegeen in mar walba ku jireen xaalad ciriiri ah, waxaanay tilmaameen in haatan ay marayaan heer ay qarka u saaran yihiin in gebi ahaanba ay burburaan.

La-taliyaha amniga kooxda Ridddada Soomaaliya Murtadka lagu magacaabo Aweys Xaaji Yuusuf, oo wakaaladda wararka AFP ay arrimahan wax ka waydiisay ayaa qiray in ay jiraan caqabadaasi ku gedaaman ciidamada huwanta ee duullaanka saliibiga ah kaga jira Soomaaliya.

Wariyaasha AFP waxay sheegeen in magaalada Aw-dheegle ay kusoo arkeen xaalad khatar ah oo marnaba aan la isku hallayn karin. Isla markaana aanay marnaba indhahooda saarin wax muujin kara ammaan buuxa oo deggaankaasi ka jira.

Muddadii koobnayd ee wariyeyaasha AFP ay joogeen AWDHEEGLE ayay waraysi la yeesheen haweenay ka mida dadka deggaanka waxaanay warbixintu xustay in gabartaasi ay u muujisay suurto-galnimada in Mujaahidiinta Al-Shabaab ay dib ula wareegaan deggaankaasi.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 27-05-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-05-1447 Hijri.

Related Stories

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.
  • Allposts
  • Warar

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026
Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sheekh Axmed Oo Si Adag U Diiday Doorasho Hal Dhinac Ah Oo Uu Qabsado Gurguurte.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada