Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Faahfaahinta Camaliyaadkii Ka Dhacay Doolow.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Faahfaahinta Camaliyaadkii Ka Dhacay Doolow.

June 7, 2023

Qaraxyo isxigxigay oo mataano ah ayaa lala eegtay xerada lagu magacaabo Kabaaso ee ay dagan yihiin ciidamada xabashida Itoobiya ee duullaanka ku jooga degmada Doolow ee wilaayada Gedo. Dad goobjoogeyaal ah ayaa xaqiijiyey in labada camaliyadoodba ay ka dhaceen gudaha xerada xilli ciidamada xabashida ay khabar moog yihiin, islamarkaana laga warhelay oo kaliya jugta qaraxyada.

War saxaafadeed kasoo baxay taliska ciidanka Mujaahidiinta ayaa lagu sheegay in maanta ay ciidamada Mujaahidiinta u suuragashay inay laba camaliyadood oo istish-haadiyo ah la beegsadaan xerada ciidamada nasaarada xabashida ku leeyihiin degmada Dooloow ee dhacda xadbeenaadka u dhexeeya Itoobiya iyo Soomaaliya.

“Camaliyada koowaad waxay Mujaahidiintu la beegsadeen taliska ciidamada ee saldhigga Kabaaso halkaas oo ay ku sugnaayeen saraakiisha hogaaminaysa ciidamada Xabashida ah ee gumaysiga ku jooga qaybo kamid ah Wilaayada Gedo, halka camaliyada labaad lala eegtay kaydka hubka iyo saanada ee ciidanka ku sugnaa saldhigga Kabaaso” ayaa lagu yiri war saxaafadeedka kasoo baxay taliska ciidanka Mujaahidiinta.

Bayaanka kasoo baxay taliska ciidanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in camaliyaatka maanta ka dhacay Dooloow lagu burburiyey gaadiid dhowr ah, hub iyo agab ciidan, dibna laga soo gudbin doona faahfaahinada ku saabsan khasaaraha soo gaaray askarta nasaarada Xaashida ee ku sugnaa xerada.

Ilo wareedyo amni oo la hadlay Idaacadda Islaamiga Andalus ayaa xaqiijinaya in qaraxyadu ay sababeen inuu dab qabsado keydkii hubka ee ciidanka xabashida, islamarkaana ku dhawaad muddo saacad ah rasaas xoogan laga maqlayey gudaha xerada.

Ilo wareedyad ayaa sidoo kale noo xaqiijiyey in meydadka askar badan oo ka tirsan kuwa xabashida iyo dhaawacyo garaab ah laga soo daabulay xerada loona qaaday dhanka gigida dayuuradaha ee Doolow, halkaas oo ay kusoo degeen diyaradihii daabuli lahaa bakhtigooda iyo dhaawacyadooda.

Xarakada Al-Shabaab ayaa Allaah fadligii markale dharbaaxo kala hormartay cadowga Allaah, kadib markii nasaaradii lagu abaabulayey xerada Kabaaso ee degmada Dooloow ee damacsanaa inay kusoo duullaan deegaanada lagu maamulo shareecada Islaamka lala eegtay laba camaliyadood oo istish-haadi ah.

Qaraxyadii maanta ruxay degmada Doolow ee dhacda xadbeenaadka kala qeybiya Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa ahaa kuwii ugu horeeyey ee ka dhaca degmadan ku dhawaad mudo 20 sano ah, waxaana uu fajaciso ku noqday ciidamada xabashida ee kalsoonida ku joogay deegaanka una maleeyey inay degmadu ka mid noqotay deegaan ka tirsan dhulka xabashida oo ay harsi iyo hoyaad ku heli doonaan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Camaliyaad Istish-haadi Ah Oo Lagu Weeraray Saldhigga Xabadhida Ee Doolow.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-11-1444 Hijri.

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada