Faahfaahinno dheeraad ah, ayaa kasoo baxaya weerar madaafiic ah oo ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen saldhigga mleeshiyaadka murtadiinta ah kaga suganyihiin deegaanka Mubaaarak ee wilaayada Sh/hoose.
Howlglka ciidamada Mujaahidiinta oo u dhacay sidii loo qorsheeyay, ayaa waxaaa inta la xaqiijiyay ku dhintay ugu yaraan lix askari oo murtadiin ah, halka ay ku dhaawacmeen 11 kale oo uu ku jiro sarkaal magaciisa lagu soo gaabiyay Mukhtaar.
Sidoo kale, waxay ciidamada Mujaahidiintu madaafiic xooggan ku garaaceen xerada ciidanka Kuffaarta Afrikaanta ee degmada Buulo-mareer, xilliga duqeyntu dhaceysay waxaa xerada sidoo kale ku sugnaa kolanyo maleeshiyaadka murtadiinta ah oo ka timid Muqdisho.
Dhanka NFD, waxay ciidamada Mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Kenya kaga suganyihiin deegaanka Ceel-raamo ee hoostaga degmada Ceel-qaalow ee dhaca gobolka Mandheera ee ku hoos jira gumaysiga saliibiyiinta Kenya.