Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Howlgaladii Ugu Dambeeyay Ee Ka Dhacay Bariga Afrika.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Howlgaladii Ugu Dambeeyay Ee Ka Dhacay Bariga Afrika.

March 23, 2022

24-kii saac ee u dambeysay waxey ciidamada Shabaabul Mujaahidiin fuliyeen weeraro kala duwan oo khasaara lagu gaarsiiyay askarta kenya,jabuuti,uganda,itoobiya iyo kuwa ridada soomaaliya.

Mandheere.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey saacadihii lasoo dhaafay dagaal ku qaadeen saldhiga saliibiyiinta kenya ee deegaanka Ceel-Raamo oo hoostagta degmada Ceel-Qaalow ee gobalka Mandheera, Mujaahidiinta ayaa tiro RBG-yo ah ku weeraray xirada.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga kufaarta xabashida itoobiya ee degmada Xudur.

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal toos ah ku qaadeen saldhiga kufaarta ee degmada Jannaale.

Isla Shabeelada hoose waxey mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga kufaarta afrikaanta ee deegaanka Danow.

Baay.

Qarax saacadihii lasoo dhaafay askarta xabashida Itoobiya lagula beegsaday duleedka degmada diinsoor waxaa ku baqtiyay 3 askari itoobiyaan ah waxaana ku dhaawacmay 4 askari itoobiyaan ah

Isla Wilaayada Baay ciidamada mujaahidiintu waxey shalay weerar dhabba gal ah u dhigeen maleeshiyaat murtadiin ah oo ka baxay magaalada Baydhabo kuna sii jeeday deegaanka daynuunaay ee dhaca duleedka baydhabo.

Kamiinka waxaa lagu dhaawacay hal askari oo murtad ah kaasi oo lagu magacaabo ismaaciil garabeey

Galgaduud.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey shalay weerar culus ku qaadeen fariisinka askarta ridada Jabuuti ee garoonka diyaradaha degmada Dhuusa mareeb ee bartamaha dalka soomaaliya

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Lagu Dilay Askar Itoobiyaan Ah.
Next: Mujaahidiinta Oo Gudaha U Galay Xerada Xalane.

Related Stories

Xuutiyiinta Oo La Wareegay Magaalada Mukha Ee Ku Dhow Baabul-mandeb.
  • Allposts
  • Warar

Xuutiyiinta Oo La Wareegay Magaalada Mukha Ee Ku Dhow Baabul-mandeb.

September 10, 2026
Iska Hor’imaad Dayniile Ku Dhexmaray Maleeshiyada Gurguurte Iyo Dadka Deegaanka.
  • Allposts
  • Warar

Iska Hor’imaad Dayniile Ku Dhexmaray Maleeshiyada Gurguurte Iyo Dadka Deegaanka.

September 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -29-03-1448-Hijri

September 10, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada