Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Weerar Ka Dhacay Caasimada Dalka Burkina Faso.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Sheegtay Mas’uuliyadda Weerar Ka Dhacay Caasimada Dalka Burkina Faso.

March 5, 2018

Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal-muslimiin oo ah Mujaahidiin taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee dhulka Bilaadul Magribil Islaam ayaa sheegatay mas’uuliyadda weeraradii  aroornimadii jimcaha ka dhacay magaalada Wagadago oo ah caasimadda Burkina-Faaso.

Mu’sasada Az-zallaaqah oo ah garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ayaa baahisay Bayaan kasoo baxay Jamaacada oo ay ku sheegatay mas’uuliyadda weerarkii ka dhacay magaalada Wagadago ee caasimada dalka Burkina Faso.

Mujaahidiinta ayaa Bayaankooda ku xusay in weerarkan ay ugu aargudeysay hogaamiye ka tirsan saraakiisheeda, kaas oo dhawaan ay beegsadeen ciidamada Faransiiska ee duulaanka ku jooga dalka muslimka ah ee Maali.

Khasaara aad u farabadan ayaa ka dhashey weeraradan oo lagu beegsaday xarunta ciidamada dalka Burkina-Faaso iyo dhismaha safaaradda Faransiiska uu ku leeyahay dlakaas, waxaana dhimashadu ay gaartey illaa iyo 30 ruux oo dhamaantooda ahaa ciidamada iyo shaqaalaha dowladda, halka dhaawucuna gaaray inkabadan 80 ruux.

Afhayeen u hadlay dowladda Burkina-Faaso ayaa ku eedayay waxa uu ugu yeeray “ Argagaxisada” iney ka dambeeyaan weeraradaan.

Dalkan ayaa qeyb ka ah isbaheysiga ay hor boodeyso dowladda Faransiiska ee duulaanka kusoo qaaday dalka muslimka ah ee Maali oo  ay intiisa badan gacanta ku hayeen mujaahidiinta, ka hor inta aanu Faransiisku soo duulin sanadkii 2013-ka.

Dhanka Jamaacada U Gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ayaa baahisay magacyada Walaalihii fuliyay weerarkaasi taariikhda galay ee ka dhacay magaalada Wagadago ee caasimada dalka Burkina Faso kuwaasi oo ay Tiradooda aheed Todobo Mujaahid oo Ingimaasiyiin ah.

Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Raggii Fuliyay Weerarkaasi.

1-Al-qaa’id Xasan Al-ansaari.

2-Abul Xabiib Sayidii

3-Sheekha Murabiga Daaciga ah ee Abul Axmed Al-falaani

4-Al-qaa’id Abu Dhayib Maalik.

5-Alqaa’id Abuu Cumar Cabdullaah.

6-Al-qaa’id Dhaariq As-suufi.

7-Amiirkii Camaliyaddaan Hogaaminayay Al-qaa’id Yoonis Alfallaani.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Qarax Lagu Xasuuqay Askar Itoobiyaan Ah.
Next: Weerar Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Gobalka Shabeelada Hoose.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: Waa Kuwee Cuntooyinka U Wanaagsan Caafimaadka Iyo Kuwa U Daran?.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Waa Kuwee Cuntooyinka U Wanaagsan Caafimaadka Iyo Kuwa U Daran?.

August 20, 2026
Gurguurte Oo Ku Goodiyay Inuu Hub Ka Dhigis Ku Sameyn Doono Siyaasiyiinta Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Gurguurte Oo Ku Goodiyay Inuu Hub Ka Dhigis Ku Sameyn Doono Siyaasiyiinta Mucaaradka.

August 20, 2026
Mucaaradka Oo Gurguurte Ku Eedeeyay Barakicinta Nus Malyuun Qof Oo Shacab Ah.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Gurguurte Ku Eedeeyay Barakicinta Nus Malyuun Qof Oo Shacab Ah.

August 19, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada