Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Mujaahidiinta Yemen Oo Baaq U Diray Bulshada Dalkaasi.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Mujaahidiinta Yemen Oo Baaq U Diray Bulshada Dalkaasi.

March 12, 2017

War Saxaafadeed cinwaan looga dhigay “Kani Waa Bayaan Ku Socda Ahalkeena Yementa Xikmadda iyo Iimaanka kana soo baxay Wilaayada Radaac ee taabacsan mujaahidiinta Ansaaru Shariica ee dalka Yemen ayaa dadka Muslimiinta ah eek u dhaqan wadanka Yemen ugu baaqay in ay u soo gurmadaan walaalahooda ka dagaalamaya Mandiqadda Qeyfah halkaas oo dhowrkii maalmood ee ugu dambeeyey uu cadowga ku soo qaaday xamlo xoogan oo cir iyo dhulba isugu jirta.

Bayaankan oo ahaa mid kooban ayaa lagu sheegay in Mandiqadda Qeyfah ee taabacsan wilaayada Radaac ay martigelineyso duulaan cudwaani ah oo ay iska kaashanayaan maleeshiyaatka Xuuthiyiinta oo dhulka jooga iyo saliibiyiinta Mareykanka oo duqeymo xagga cirka ah ku beegsanaya goobaha Mujaahidiinta.

Mujaahidiinta ayaa Muslimiinta Ahlu Sunaha ugu baaqay in furintan laga soo gaaro ka hor inta aysan ku dhicin gacanta cadowga si looga hortagga taqadumka cadowga ee ku soo wajahan mandiqadda, Waxaana ay tilmaameen in haddii aanan sidaas la sameynin ay Muslimiintu weyn doonaan mid ka mid ah tiirarkii uu ku taagnaa halgankooda.

“Furinta Qeyfah waxay ahayd meeshii ugu horeysay ee lagu hor istaagay xuuthiyiinta ka dib markii ay soo galeen magaalada Sancaa. Ilaa hadana Allaah fadligii Kama suulin in ay weli sugan tahay. Waxay ka dhigan tahay tiir adag marka laga hadlayo dagaalka lagula jiro Xuuthiyiinta, in gacanta cadowga ay ku dhacdana –Allaah Ma Qadaree” waxaa sidoo kale gacanta ku dhacaya furimaha Ma’rib iyo Shabwah” ayaa lagu yiri bayaanka Ansaaru Shareeca.

Warka ka soo baxay Mujaahidiinta waxaa sidoo kale lagu sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ay dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay si ba’an u duqeynayeen Mandiqadda si ay maleeshiyaatka Xuuthiyiinta ugu fududeeyaan in ay ku sii taqadumaan goobaha la isku horfadhiyo, waxaana ay tilmaameen dagaalka halkaas ka socda ay si wadajir ah isaga kaashanayaan Mareykanka iyo maleeshiyaatka raafidada ah.

“Nasaarada Mareykanka dhamaan diyaaradahooda dagaalka iyo kuwa wax basaasa in ay laayaan wiilasha iyo qabaa’ilka Ahlu Sunnaha ah ee jooga halkan. Waxay dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay fuliyeen tobaneeyo duqeymo habeenimo ah oo ay ku beegsadeen muraabidhiinta ku jilib xiran furintan, iyadoona arimahaas oo idil ay ku dhaceen wada shaqeyn toos ah oo muuqata oo ka dhexeysa Mareykanka iyo Xuuthiyiinta” yaa lagu yiri bayaanka.

Mujaahidiinta ayaa ugu dambeyntii Muslimiinta ugu baaqay in ay u soo gurmadaan walaalahooda ku sugan mandiqadda Qeyfah ee wilaayada Raddaac, ayna ka soo gaaraan furintaas ka hor inta aysan ku dhicin gacanta cadowga.

Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Mujaahidiinta Yemen.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Gaadiid Lagu Gubay Oo Duleedka Muqdisho Ka Dhacay.
Next: Francisco Madeira: Ciidamadii Soomaalida Ee Dagaalami Lahaa, Iyagaa U Baahan In La Ilaaliyo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada