Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Francisco Madeira: Ciidamadii Soomaalida Ee Dagaalami Lahaa, Iyagaa U Baahan In La Ilaaliyo.
  • Allposts
  • Warar

Francisco Madeira: Ciidamadii Soomaalida Ee Dagaalami Lahaa, Iyagaa U Baahan In La Ilaaliyo.

March 12, 2017

Kulan lagu qiimeynayey natiijooyinka duulaanka 10 sano jirsaday ee kufaarta Afrikaanta oo ka dhacay duleedka magaalada Nairobi ayaa wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya ayuu wakiilka gaarka ah ee midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ka sheegay in ‘howlgalka AMISOM’ ee Soomaaliya uusan xaqiijin ujeedooyinkii laga lahaa oo ay ugu muhiimsaneyd in xasilooni guud lagu soo dabaalo wadanka.

Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen Ergo iyo wafuud ka kala socotay dowladaha reergalbeedka ee Maalgeliya duulaanka Kufaarta Afrikaanta iyo Madax ka tirsan gaalada Afrikaanta ayaa Francisco Madeira wuxuu sidoo kale ku dalbaday ciidamo dheeraad ah si buu yiri dowlada cusub iyo ciidankeeda loogu suurageliyo in ay ka howlgalaan deegaanada laga xureeyey Xarakada Al-Shabaab.

“Hadda waan toban jirsanay, wax badan baan ku guuleysanay 10-kii sano ee u dambeeyey. Dowlada ayaan ilaalineynaa. Dowladaha gobalka ayaan ilaalineynaa. Waxaan taageernay labada doorasho” ayuu yiri.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu sidoo kale soo hadal qaaday tag-darada ciidamada Soomaalida ah kuwaas oo uu sheegay in aysan awood u lahayn in difaacdaan magaalooyinka loo xureeyey, wuxuuna tilmaamay in ay yihiin ciidamo iyagaba u baahan in la ilaaliyo. “Kuwii aan dooneynay in ay dagaalamaan, Iyaga ayaaba naga doonaya in aan ilaalino oo aan ka ilaalino Al-Shabaab” ayuu yiri.

Waxaa la joogaa waqtigii aan shaacin lahayn in AMISOM aysan dooneynin in halkaan ay sii joogto weligiid. Marka dowlada Soomaaliya waa in ay ciidamo yeelato. Sidee taas lagu sameyn doonaa? Waxaan u maleynayaa in markale arintaas aan ogaanay. Arintaan waa in loo sameeyaa si isku mid ah. Waa maxay waxa la doonayo in si isku mid ah loo sameeyo waxaa ka mid ah. In aan soo dhisnaa ciidanka, waa in aan caawinaa dowlada si ay kaga howlgasho guud ahaan dalka, ayna xaliso dhibaatooyinka kala qeybinaya dadka Soomaalida” ayuu yiri Jose Madeira.

Ciidamada Kufaarta Afrikaanta ee duulaanka ku jooga qeybo ka mid ah Konfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya ayaa si toos ah ugu fashilmay qorshihii ay ugu soo duuleen dalka Soomaaliya’waxeyna wararo joogta kala kulmaan ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Calamada.com.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Mujaahidiinta Yemen Oo Baaq U Diray Bulshada Dalkaasi.
Next: Dad Shacab Ah Oo Lagu Kala Dilay Bartamaha Iyo Konfurta Dalka Soomaaliya.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada