Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Saraakiil Iyo Askar Badan Oo Lagu Dilay Howlgallo Ka Dhacay Yeman.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Saraakiil Iyo Askar Badan Oo Lagu Dilay Howlgallo Ka Dhacay Yeman.

January 7, 2023

Mujaahidiinta Ansaaru shareeca ee ka howlgala waddanka Yeman ayaa shaaciyay tirada iyo magacyada saraakiisha ciidan iyo maleshiyaadka murtazaqada Imaaraadka Carabta ee lagu dilay camaliyaadka loogu magac daray Sihaamul Xaqi, ee ka dhanka ah maleeshiyaadka ay ku adeegato xukuumadda Riddada ah ee Abu Dubaay.

Taqriirkan oo Infographic ahaan loo soo saaray ayaa lagu soo bandhigay howlgallada jihaadiga ee dhacay 120 cisho iyo khasaaraha howlgalladaasi lagu dhaxalsiiyay maleeshiyaadka Xizaamul Amni, oo ah maleeshiyaad dabadhilifyo ah oo lagu soo tabobaro waddanka Imaaraadka Carabta.

Tirakoobka ay soo saareen Mujaahidiinta waxaa lagu sheegay in howlgallada qaraxyada minooyinka ee dhacay 120 cisho ay ahaayeen inka badan 40 qarax, halka weerarrada tooska ah uuna ahaa hal weerar, kuwaas oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen boqollaal isugu jira dhimasho iyo dhawac.

Intii ay howlgalladan socdeen waxay Mujaahidiintu ku dileen 100 xubnood oo isugu jira saraakiil ciidan iyo askar fara badan oo murtadiin ah, kuwaas oo ku xiran dowladda Imaaraadka carabta, halka sidoo kale ay ku dhaawacmeen inka badan 110 kale, saraakiisha ciidan ee camaliyaadkaan lagu dilay waxaa ka mid ahaa 4 sarkaal oo ka mid ah kuwa dhibaatooyinka ugu xooggan ka gaysan jiray waddanka Yeman.

Saraakiisha 120-ka cisho lagu dilay camaliyaadkan fariidka ah waxaa ka mid ahaa sarkaal ashahaada la dirir ah oo la oran jiray Yasir Shaa’ic oo ahaa taliyaha Guutada koowaad Ururkeeda koowaad ee waxay ugu yeeraan la dagaallanka Argagixisada, Cali Al-mixwari oo ahaa Taliyaha howlgalka katiibada saddexaad ee Ururka 1-aad, Nabiil Al-dhaami oo ku magacownaa kornaylka haystay maleeshiyaadka ay ugu yeeraan la dagaallanka Argagaxisada, Saalim Al-jabwaani oo aha taliyaha katiibada 8-aad Ururkeeda koowaad ee difaaca Shabwa, Jalaal Al-jaabiri oo ahaa sarkaal iyo Naadir Al-nasri oo ahaa taliyaha howlgallada deg dega ah.

Waxaa sidoo kale tirakoobka ku jira illaa 4 sarkaal oo ka mida murtazaqada Imaraadka , kuwaas oo ku dhaawacmay howlgallada jihaadiga ah ee loogu magac daray Sihaamul Xaqi, waxaana saraakiisha ka mid ahaa Camiid Al-radfaani, Khadar Ximsaan, Diyaan Al-shabxi iyo Fahad Al-marfadi, dhammaan saraakiishaan cidan iyo askartan ayaana lagu dilay laguna dhaawacay camaliyaadka Sihaamul Xaqi ee ka kala dhacay gobollada Shabwa iyo Ma’rib.

Tani waxay ka dhigan tahay in muddo 4 bilood ah oo ay Mujaahidiinta Ansaaru shareecah wadeen camaliyaadkooda jihaadiga ah ee loogu magac daray Sihaamul Xaqi, ku dileen inka badan 100 askari oo ay saraakiil sar sare ku jiraan, halka dhawacuna ka badan yahay 110 askari oo ay saraakiil ciidan ku jiraan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -14-06-1444 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-06-1444 Hijri

Related Stories

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.

June 16, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada