Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Weeraro Kala Duwan Oo Lagu Dilay Saraakiil Iyo Askar.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weeraro Kala Duwan Oo Lagu Dilay Saraakiil Iyo Askar.

April 13, 2022

Maanta ilaa iyo habeenkii xalay waxey ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab fuliyeen howlgala kala duwan oo lala beegsaday shisheeyaha iyo maleeshiyaatka kabo qaadka u ah gaalada soo duushay.

Banaadir.

Duhurnimadii maanta waxey ciidamada Mujaahidiintu howlgal ay ka fuliyeen xaafada saliga americanka ee degmada dharkenley ku dileen askari ka tirsanaa ridada kaasi oo lagu magacaabi jiray Gaabshe qori AK47 ah oo uu ku hubeysnaa wey ka ganiimeysteen.

Isla Banaadir Sarkaal lagu magacaabi jiray Cabdi Nuur Xuseen Axmad, iyo askari lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdullaahi Xusseen ayaa lagu dilay howlgal qorsheysan oo Mujaahidiintu ay ka fuliyeen xaafada Tarabuunka ee degmada hodan.

Isla Banaadir waxey ciidamada Mujaahidiintu habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen fariisinka ridada ee dhismaha warsama indhool ee degmada Wardhiigley

Isla Banaadir howlgal gaar ah oo xala ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen xaafada siinaay ee Muqdisho waxey ku dileen Yuusuf Cabdi oo ahaa askari ka tirsanaa ridada

Shabeelada dhexe.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga kufaarta afrikaanta ee deegaanka Xaaji cali ee hoostaga degmada cadalle.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay weerar cag marin ah ku qaadeen saldhiga murtadiinta ee buulo jameeco ee magaalada Baydhabo

Dhimashadu waa labo murtad oo lagu kala magacaabi jiray 1-Xasan sheekh 2-maxamed faqi

Dhaawaca waa labo murtad oo lagu kala magacaabo 1-Meeri 2-Shabiye.

Hub iyo agabyo kale oo kuwa ciidanka ahna waa lagu soo ganiimeystay

Isla baay waxey ciidamada Mujaahidiintu habeenkii xalay weerareen fariisinka ridada ee maaya fuulka magaalada Baydhabo

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen fariisimaha murtadiinta ee Buulo fooliya iyo buundada yar ee degmada Afgooye.

Dagaalkaas waxaa ku dhaawacmay 6 askari oo murtadiin ah agabyo kala duwane waa lagu soo furtay.

Isla Shabeelada hoose Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga kufaarta afrikaanta ee degmada qoryooley

Isla shabeelada hoose waxey Mujaahidiintu xalay dagaallo toos ah ku qaadeen saldhigyada murtadiinta ee degmooyinka Jannaale iyo qoryooleey.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: DHAGEYSO: Dersiga 11-aad Ee Xalaqaatka “Masaa’il ku saabsan Sowmka” Ka Faa’iidaysi wacan.
Next: Madaafiic Lagu Garaacay Teendhada Afisyooni.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-01-1448-Hijri

June 15, 2026
Ku Dhawaad 30 Qof Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Gudaha Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 30 Qof Oo Ku Dhintay Shil Ka Dhacay Gudaha Itoobiya.

June 15, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-12-1447 Hijri.

June 15, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada