Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxyada Sh/dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Qaraxyada Sh/dhexe.

June 26, 2018

Qaraxa hore ayaa burburiyay gaari nooca tikinikada loo yaqaano oo uu watay sarkaal ka tirsanaa Maleeshiyada Murtadiinta, Waxaana ku dhintay sadex askari oo ilaala u ahayd sarkaalka la beegsaday. Iyadoo dhaawac halis ah uu soo gaaray sarkaalka oo magaciisa lagu soo gaabiyay Cali Xuubeey.

Shan kale oo ka tirsanaa Maleeshiyaatka Murtadiinta ayaa iyaguna sidoo kale dhaawacyo halis ah kasoo gaareen qaraxa lala beegsaday gaariga tiknikada ah.

Cali Xuubeey oo ahaa sarkaalka la beegsday ayaa xaaladiisu tahay mid aad u liidata. Waxaana qaraxa u si daran uga waxyeelleeyay qaybaha sare ee jiirkiisa. Waxuuna ahaa taliyaha maleeshiyaadka ku sugan deegaanka Gololeey, maleeshiyaadkan ayaa bilo ka hor isaga cararay deegaanka Cali Fooldheere ee duleedka Degmada Mahadaay.

Saacad kadib markii qaraxa lagu burburiyay gaariga Ninka sarkaalka ah la socday ayaa qarax kale lala eegtay ciidamo katirsan Kufaarta Afrikaanta oo gurmad ahaan ugu socday goobta sarkaalka lagu qarxiyay.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa xaqiijinaya in qaraxaas ay ku dhinteen ugu yaran 2 askari oo burundeys ah. Halka tirada dhaawacaay gaareeyso illa 15 askari.

Ciidamada Kufaarta ah ayaa qaraxa lala beegsaday iyagoo qaab efentari ahaan ah uga soo baxay saldhig ay ku leeyihiin deegaanka uu weerarku dhacay, kuna soo wajahan goobta lagu qaraxu ku haleeyay Murtadiinta.

Diyaarad ka timid dhanka Muqdisho aya dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay qaraxyada ka qaaday garoonka Magaalada Jowhar iyadoona udaabushay dhanka Xerada Xalane oo ah saldhigga ugu weyn ee ciidamada Saliibiyiintu ku leeyihiin Soomaaliya.

War rasmi ah oo shalay galinkii dambe kasoo baxay Xarakada Al Shabaab Al Mujaahidiin ayaa lagu sheegtay mas’uuliyadda qaraxa lagu beegsaday Saliibiyiinta Burundi iyo Maleeshiyaatka dabadhilifyada u ah ee Muratdiinta ah.

Goob joogayaal ku sugan deegaanka Gololeey ayaa sheegay in ciidamo ka baxay Balcad ay gaariga tiknikada ah oo burburay halkaas kasoo jiideen.

Wadada xiriirisa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ayaa qarka usaaran in ay ka caagaan saraakiisha iyo maleeshiyaatka sababa laxiriira weerarada Mujaahidiinta oo joogta ka noqday.

Wadadan ayaa waxaa horey uga quustay isticmaalkeeda Masuuliyiinta kooxda ridada ah kadib markii qaar katirsan saaxiibadooda ay kawada tirsanaayeen Ridada lagu khaarijiyay kamiino ay Mujaahidiintu halkaas u dhigeen,

Bishii lasoo dhaafay ayay ahayd markii weerar ka dhacay isla duleedka Balcad lagu dilay Labo  xildhibaan oo katirsana golaha dawaaqiida maamulka isku magacaabay HirShabelle iyo Toban askari oo ilaala u ahaa. Sidoo kale weerarkaas waxaa ku dhintay gudoomiye u xigeenkii maamulkaas ugu magacawnaa degmada Raaga-Ceelle iyo Sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyaatka Murtadiinta ah

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Akhriso Amiirkii Mujaahidiinta Darnah Oo Duqeyn Ku Shihiiday.
Next: Mujaahidiinta Al-qaacidah Oo Bayaan Adag Kasoo Saaray Xabsiyada Xuuthiyiinta.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada