Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Weerarka Lagu Dilay Joon.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xog Dheeraad Ah Oo Laga Helayo Weerarka Lagu Dilay Joon.

September 18, 2018

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Dagaal Culus oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Beledxaawo Ee Wilaayada Gedo Kaas Oo U Dhaxeeyey Ciidanka Jabhada Mujaahidiinta Wilaayadaas iyo Askar Ciidamada Saliibiyiinta Kenya Kamid Ah Iyo Maleeshiyaad Murtadiin Ah Oo Isasoo Bahaystey,

Dagaalka Wuxuu Ka Danbeeyey Markii Cadowga is Garabsanaya ay Isku Dayeen iney Weerar Ku Soo Qaadaan Deegaanada Shareecada islamka Lagu Maamulo Ee Ku Heeran Degmada Beled Xaawo Balse Mujaahidiinta Oo Ka War Haayey Dhaq Dhaqaaqa Cadowga Dagaal Kala Hortageen,

intii Uu Socdey Dagaalka Oo Mudo Saacad Ah Ku Dhoweyd Ayaa Waxa Khasaair Lixaadleh Ka Soo Gaarey Huwantii isku Soo Bahaysatey Dhibaateynta Dadka Shacabka Muslimiinta Ah Ee Degan Deegaanada Dhaca Duleedka Degmada Beled Xaawo.

Sida ay Inoo Xaqiijiyeen Saraakiisha Mujaahidiinta Waxaa Dagaalka Kaga Dhintey Cadowga 10 Katirsan Maleeshiyaadka Murtadiinta iyo Sarkaalkii Hogaaminaayey Maleeshiyaadka Ka Bar Bar Dagaalamayey Ciidamada Kufaarta Kenya sarkaalkaas oo lagu magacaabi jiray Cabey Joon, Iyadoo Tiro Kale Oo Intaas Ka Badana Dhaawacyo Halis Ah Ka Soo Gaareen.

Sidoo Kale Gaari Cabdi Bille Ah iyo Gaari Kale Oo Booyad Ah Ayaa Dagaalka Looga Gubey Ciidamadii Saliibiyiinta iyo Murtadiinta is Kugu Jirey Ee Dagaalka Dulmiga iyo Gardarada Ku Dhisan Soo Qaadey,

Allah Fadligii Ciidamada Saliibiyiinta Kenya iyo Maleeshiyaadkii Murtadiinta Ee Weerarka Soo Qaadey Ayaa Dagaalka Ku Jabey Waxayna Dib Ugu Laabteen Halka Markii Hore Ey Duulaanka Ka Soo Qaadeen Oo Ah Degmada Baladxaawo Iyagoo Tunta Ku Sita Bakhiti iyo Dhaawac Fara Badan.

Xigasho Idaacadda Islaamiga Andalus.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Ka Tirsan Maamul Gobaleedka Somaliland Oo Toorey Lagu Dilay
Next: Ruushka oo Yahuuda ku Eedayay Diyaarad Looga soo riday Xeebaha Suuriya.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada