Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xog Laga Helayo Haweeney Jarmal Ah Oo Lagu Afduubtay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xog Laga Helayo Haweeney Jarmal Ah Oo Lagu Afduubtay Muqdisho.

May 3, 2018

Wararka nagasoo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xalay fiidkii hore rag hubeysan oo aan weli haybtooda lagaran ay xoog ku galeen xarunta Hey,ada ICRC ee Magaalada Muqdisho, taas oo ku taala agagaarka Hotelka Shamow ee degmada Wadajir.

Raga hubeysan ayaa xarunta ka afduubtay Haweeney u dhalatay wadanka Jarmalka, mana jirin wax is rasaaseyn ah oo ka dhacday goobta sida dad goob jogayaal ah ay u sheegeen warbahinta.
Saraakiil u hadlay kooxda ridada Soomaaliya ayaa sheegay in haweeneydaas u dhalatay dalka Jarmaalka uu afduubkeeda ka dambeeyey mid ka mid ah ilaalada gaarka ah ee hey,ada ay haweeneydu u shaqaynaysay.

Wararka qaar ayaa sheegaya in gaarigii lagu afduubtay haweeneyda Jarmalka ah laga helay nawaaxiga Isbitaala Digfeer oo ay maamusho dowlada Turkiga, balse aanan la ogeyn halka raggii afduubka ka dambeeyay ay la aadeen haweeneydaasi.

Hey,ada ICRC ayaa dhankeeda war ay soo saartay ku xaqiijisay in qof kamid ah shaqaalaheeda Ajnabiga ah ee ka howl galayay magaalada Muqdisho la afduubtay, iyagoona walaac ka muujisay badqabka qofkaas ajanabiga ah.

Wararkii ugu dambeeyay ee dhacdadaan la xiriira ayaa sheegaya in hay’ada ICRC ay bilowday in Magaalada Muqdisho ay daabusho dhamaan shaqaalaheeda Ajanabiga kadib dhacdadaan afduubka ah.

Ilaa laba qofood oo ajaanib ah kana tirsanaa masuuliyiinta hay’adaas ayaa la sheegay in maanta laga dhoofiyay garoona diyaaradaha Muqdisho, kadib markii Ammaankooda loo baqay.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kusoo laalaabtay weerarada ka dhanka ah shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka hawlgala xarumaha hay’adahaas ay ku leeyihiin caasimada Soomaaliya.

Mudddo bil kahor ah ayay ahayd markii nin u shaqaynayay hay’ada UNICEF ee hoostagta waxa loogu yeero qaramada Midoobay una dhashay wadanka Yugaandha lagu dilay gudaha xarunta hay’adaas ee Magaalada Muqdishi, falkaas oo la sheegay inuu geystay nin ka tirsanaa isla shaqalaha Hay’adda.

Magaalada Muqdisho waxaa ku sugan hey,ado fara badan oo reer galbeed ah kuwaas oo intooda badan xarumahooda ay ku yaalaan gudaha Xerada Xalane, balse waxaa jira qaar fara kutiris ah kuwaas oo xarumo aad loo ilaaliyo kuleh xaafadaha ka agdhaw Xerada Xalane iyo Garoonka diyaarada Muqdisho.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada Muqdisho.
Next: Dhageyso Andalus Oo Af-somali Ku Tarjumtay Kalimada Sheekh Abuu Cubeydah Ee Yemen.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada