Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Xogta Gaadiid Ciidanka Danab Looga Qarxiyay Howdka Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Gaadiid Ciidanka Danab Looga Qarxiyay Howdka Kismaayo.

December 21, 2023
Sawir-Hore-Gaari-Danab-Looga-Duleedka-Kimsaayo-scaled.jpg
Sawir-Hore-Gaari-Danab-Looga-Duleedka-Kimsaayo.

Howdka duleedka magaalada Kismaayo waxaa saacadihii lasoo dhaafay qaraxyo barakaysan lagula eegtay gaadiid ay wateen maleeshiyaadka Riddada Bangarafta ee sida gaarka ah u hoostaga saliibiyiinta Maraykanka, kuwaasoo shalay lagu jabiyay dagaallo culus oo ka dhacay duleedka magaaladaasi.

Mid ka mida gaadiidka la qarxiyay oo ahaa nooca Cabdibilaha waxaa la socday askar murtadiin ah oo ka tirsan kuwa loogu yeero Danab, kuwaas oo dhulka howdka ah ka baadi doonayay maleeshiyaad aysan nolol iyo geeri ku haynin, kaddib markii lagu jabiyay dagaalladii ka dhacay duleedka magaaladaasi,

Ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa Andalus u xaqiijiyay in goobta gaarigaas lagu qarxiyay ay soo caga dhigatay diyaarad Helicopter ah, taasi oo goobta ka daabushay maydadka iyo dhaawacyada qaraxaasi looga reebay maleeshiyaadka Riddada Bangarafta.

Isla duleedka magaalada kismaayo, gaar ahaan wayaanta waxay mujaahidiintu qarax kula eegteen maleeshiyaadka murtadiinta Bangaraafta, waxaa Allaah fadligiis halkaasi lagu gubay gaari Cabdibile ah oo ay wateen maleeshiyada Riddada Danab, khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaana halkaasi ku gaaray Riddada Bangarafta.

Dhanka kale xogo faahfaahsan oo kasoo baxay dagaalladii lagu jabiyay murtadiinta ee ka dhacay duleedka deegaanka Cammaar ee wilaayada ayaa sheegaya in saraakiishii dagaalladaas lagu dilay uu ka mid ahaa Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ku magac dheeraa (Yusuf xusuleey), kaasi oo ahaa taliye horin ka tirsanaa Ururka 4-aad ee Gorgor.

Saraakiisha kale ee dagaalladaasi lagu dhaawacay waxaa ka mid ah Abaanduulaha Ururka 4-aad ee Gorgor, kaas oo la xaqiijiyay isagoo dhaawac ah in laga qaaday fagaaraha dagaalka, dagaalladii shalay ka dhacay duleedka deegaanka Cammaar ayaa ahaa kuwa lagu boqna gooyay murtadiinta Gorgor iyo kuwa maamulka ashahaada la dirirka ah ee la magac baxay Galmudug, halkaas oo looga dilay 15 murtadiin ah, loogana dhaawacay 14 kale, gaari Tow ahna looga gubay, sidoo kalena looga furtay 10 qori oo kala duwan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -08-06-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-06-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada