Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamaada Kufaarta Itoobiya ee degmada Xudur, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsadaay hubka noocyadiisa kala duwan.
Sidoo kale ciidamada Mujaahidiintu waxaay weerar kamiin ah u dhigeen ciidamo saliibiyiin Itoobiyaan ah oo roondo ku jiray kuna sii jeeday dhanka Airport-ka degmada Waajid ee isla wilaayada Bakool.
Dhanka kale, howlgal qarax ah oo ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen saaka gudaha magaalada Baladweyne ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana ku dhaawacmay qaraxaasi 1 askari oo murtad ah.