Ciidamada mujahidiintu waxay saacacihii lasoo dhaafay weerareen xerada ciidamada kuffaarta kenya ka deganyihin tuulada Sareedo ee hoostagta dagmada Dhadhaab ee gobolka Gaarissa ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.
Sidoo kale waxay ciidamada Mujaahidiintu weeraareen ku ekeeyeen kontarool ku yaallo meel u dhow deegaankasi, lama helin faahfaahin dheeraad ah oo ku aaddan weerarka.
Waxay sidoo kale ciidamada Mujahidintu burburiyeen xero cusub oo ay dowladda Kenya ka sameysatay deegaanka Biyo-madoobe oo hoostaga dagmada Faafi isla gobolka Gaarissa, waxaa xusid mudan in wax ciidan aanay joogin xerada cusub ee la burburiyay.
Dhanka gobolka Mandheera, cidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weerar ku qaadeen deegaanka Hareeri Suuki ee hoostaga dagmada Ceel-qaaloow ee gobolka Mandheera.