Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxay saacadihii lasoo dhaafay fuliyeen howlgallo kala duwan oo lagu beegsaday ciidamada kufaarta Afrikaanta iyo maleeshiyaadka murtadiinta, waxaana mid ka mida weeraradaas oo ahaa habeen-dheelmad lagu beegsaday xerada maleeshiyaadka murtadiinta ee Maaya-fuulka ee magaalada Baydhaba.
Weerarka labaad waxat ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen isbaaro maleeshiyaadka murtadiinta ah u tiillay afaafka hore ee degmada Buulo-mareer, waxaana weerarka ku dhaawacmay ilaa hal askari oo murtad ah, waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu weerar kamiin ah u dhigeen kolonyo lug ah oo isugu jirta Kufaarta Uganda iyo sidoo kale maleeshiyaadka murtadiinta oo ku socdaalayay duleedka deegaanka Bariire.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay, in kufaarta iyo murtadiinta ay xoog ku qaateen gaari Cagaf ah oo ay dad shacab ah leeyihiin, waxayna kufaarta iyo murtadiinta gaarigaas cagafta ah ku qaateen askar dhimasho iyo dhaawac kaga noqotay kamiinka.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidanka Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Danow ee wilaayada Sh/hoose, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.