Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Arrin Mucjiso Ah: Nin Dagaalkii Idaale Ku Shahiiday Oo 14 Sano Kadib La Arkay Isagoo Aan Waxba Iska Badalin Jirkiisa (Dhagesyo)
  • Allposts
  • Warar

Arrin Mucjiso Ah: Nin Dagaalkii Idaale Ku Shahiiday Oo 14 Sano Kadib La Arkay Isagoo Aan Waxba Iska Badalin Jirkiisa (Dhagesyo)

October 25, 2019

Taarikhda iyo qisooyinka waa kuwa isi soo celceliya oo soo laabanaya waana kuwa u baahan in lagu cibro qaato.

Qaar kamid ah saxaabadii rasuulka Sallalaahu-calayhi-wasallam oo ku shahiiday Uxud ayaa waxaa dhacday in daadad burqaday ay kasoo fagaan qubuurtii ay ku aasnaayeen muddo 40 sano illaa 46 sano ah kadib, waxaana la arkay saxaabadii oo sidoodii ay islamarkaana ay xubnaha jirkoodu laabmayaan.

Qisada ka dhacday Iidaale waxay ahayd mid taa lamid ah kadib markii shalay daadad ka dhashay roobab halkaa ku da’ay ay soo saareen mid kamid ah raggii ku shahiiday dagaalkii 2006-dii halkaa lagula galay Xabashida Itoobiya.

Ninkan ayaa la arkay isagoo sidiisii ah oo aysan waxba iska badalin oogada jirkiisa, waxaa muuqanayay halkii ay xabbadu kaga dhacday oo sideedii ah, waliba waxay dadkii goob joogga ahaa inoo sheegeen iney caraf kasoo baxaysay.

Aas labaad oo loo sameeyay ayaa waxaa kasoo qeyb galay dad badan. Sannadkii lasoo dhaafay Iidaale waxaa shaqo ku tagay C/fataax Filibiin oo ka tirsan idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan kaasoo indhihiisa kusoo arkay qalfoof ay biyuhu soo saareen oo Itoobiyaan ah, waxaana lagu gartay oo la socotay buraashadda ay ciidamada Xabashidu biyaha ku qaataan.

Idaale waxaa sannadkii 2006dii ka dhacay dagaal taariikhi ah oo dhex maray ciidamadii Mujaahidiinta iyo kuwii Xabashida Itoobiya, dagaalkaas oo ahaa mid la isku hilboobay laakin dhanka kale lagu jabiyay kibirkii iyo hankii Xabashida.

Idaale waxaad ku arkeysaa markaad tagto raadadkii dagaalka sida gaadiidkii laga gubay ciidamada Xabashida.

Halkan Ka Dhageyso Mid Ka Mid Ah Dadkii Dib U Aasay Shahiidka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Burundeys Ah Oo Lagu Dilay Shabeelada Dhexe.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Qarax Askar Burundeys Ah Lagu Dilay.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-01-1448 Hijri.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada