Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askar American Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Gobalka Qunduuz.
  • Allposts
  • Warar

Askar American Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Gobalka Qunduuz.

July 17, 2018

Wararka ka imaanayo wadanka Afgaanistaan ayaa sheegaya in saacadihi lasoo dhaafay ay dagaalo xoogan ka dheceen gobolada Qunduz iyo Badakhshan oo kala dhaca woqooyiga iyo bariga wadankaasi.

War lagu faafiyey baraha internetka ee Imaraada islaamiga ah ayaa lagu sheegay in Mujaahidiinta ku sugan gobolka Qunduz ay ka hor tageen weerar abaabulan oo saliibiyiinta Mareykanka iyo ciidanka kumandooska xukuumada ay kusoo qaadeen deegaano gobolka ka tirsan.

Dagaalada ugu xoogan ayaa ka kala dhacay Mandiqadaha Nahr Suufi, Sheykhan, Lagmano, Zakhil iyo Goondi, cadawgana waxaa lagu gaarsiiyey khasaare xoogan.

Inta la xaqiijiyey dagaaladi ka dhacay deegaanadan waxaa lagu dilay Hal Askari oo American ah iyo 29 ka tirsan ciidanka Gaarka ah ee xukuumada uu hogaamiyo Ashraf Ghaani, sidoo kalena waxaa lagu dhaawacay Labo Askari o kale oo American ah iyo Sideed ka tirsana Maleeshiyada xukuumada Ridada Kaabul.

Qoraalka Imaarada ayaa lagu sheegay in Askarta American-ka ah ay qorshahan gadaal ka riixayeen, ayna ahaayeen kuwa weerarka soo Abaaulay, Mujaahidiintana ay u suurta gashay in gaari ay wateen ciidamada Mareykanka qarax miino la beegsadaan, taas oo sabbabtay dhimashada Askariga iyo dhaawaca labada kale ee American-ka ah.

Dagaaladan ayaa socday ku dhawaad Labo Maalmood oo xiriir ah,iyadoo ugu dambeyntii ay ku qasbanaadeen kolanyada ciidamada Mareykanku horkacayaan dib u ga gurtaan deegaanada hoos yimaada Degmada Jahardirah ee ka tirsan gobolka Qunduz ee dhaca woqooyiga wadanka Afghaanistaan.

Tobaneeyo isugu jirta Askar iyo Saraakiil American- ah ayaa lagu dilay weeraro maalmihii lasoo dhaafay ay qaadeen ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga Afghanistan.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Askar Ka Tirsan Maamulka Farmaajo Oo Ku Wada Dagaalamay Degmada Yaaqshiid
Next: Dhageyso Wareysiga Muxamed Abwaanka Oo Ka Mid Ah Raggii Fuliyay Weerarkii SYL Iyo Madaxtooyada.

Related Stories

Khasaaraha Dhimasho Ee Toogashadii Maleeshiyada Gurguurte Ka Geysteen Tookiyo Oo Korodhay.
  • Allposts
  • Warar

Khasaaraha Dhimasho Ee Toogashadii Maleeshiyada Gurguurte Ka Geysteen Tookiyo Oo Korodhay.

August 24, 2026
Weerar Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Oo Ka Dhacay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Oo Ka Dhacay Sh/hoose.

August 24, 2026
Dhagayso Waaliga Banaadir Oo War Kasoo Saaray Dhul-boobka Gurguurte Ee Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Waaliga Banaadir Oo War Kasoo Saaray Dhul-boobka Gurguurte Ee Yaaqshiid.

August 23, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada