Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Buubaa Oo Carrab Dhabay Afarta Dekadood Ee Uu Farmaajo Ku Wareejiyay itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Buubaa Oo Carrab Dhabay Afarta Dekadood Ee Uu Farmaajo Ku Wareejiyay itoobiya.

June 19, 2018

Mas’uul horay uga tirsanaa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si diirran usoo dhoweeyay go’aankii Farmaajo uu dowladda Itoobiya ku siiyay dekado kuyaal dalka Soomaaliya.

Ismaacii Hurre Buubaa oo horay usoo noqday Ra’iisal wasaare iyo wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka ayaa sheegay in heshiiskii dowladda Itoobiya lala galay uu ahaa mid dhaxalgal ah isagoo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ugu hambalyeeyay in uu gaaray guul weyn sida uu hadalka u dhigay.

Buubaa oo warbaahinta lahadlayay ayaa carrabka ku dhuftay in Heshiiskan uu soo gaba gabeynayo colaad soo jireen ah oo u dhaxaysay Soomaalida iyo Itoobiyaanka “Heshiiskan wuxuu meesha ka saarayaa colaad soo jirtay shan boqol oo sanadood oo u dhaxaysay Soomaalida iyo Itoobiyaanka” ayuu yiri Buubaa.

 Sidoo kale wuxuu sheegay in dowladda imaaraatka carabta ay gadaal ka riixaysay socdaalkii Abeey Axmed ee magaalada Muqdisho ujeedkuna yahay in ay maalgashato dekadaha waaweyn ee Soomaaliya.

“Ma’med Bin Zaayad maalintii koowaad ee Ciidda wuxuu ku tukaday Addis Ababa maalintii labaadna R/wasaaraha Itoobiya ayuu udiray Muqdisho,qorshuhuna wuxuu ahaa mid si aad ah loogasoo shaqeeye” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Ismaaciil Buubaa.

Siyaasigan Dabadhilifka ah wuxuu sharraxaad dheeri ah ka bixiyay Afarta Dekadood ee dowladda Itoobiya lasiiyay wuxuuna ku kala sheegay

1-Dekadda Berbera oo ku teedsan Badda Cas
2-Dekadda Boosaaso oo ku teedsan Badda Cas
3-Dekadda Hobyo oo ku teedsan Bad weynta Hindiya
4-Dekadda Marka oo ku teedsan Badweynta Hindiya.

Abeey Axmed R’iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa maalintii shalay sheegay in dalka Soomaaliya la hoos geyn doono Itoobiya islamarkaana dhaqaalaha iyo Baasaboorrada labada dal hal nidaam noqon doonaan.

Halkan ka degso Video

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: DhageysoSheekh Abuu Muscab Oo Ka Hadlay Weerar Askar Badan Lagu Dilay.
Next: Qarax Khasaara Dhaliyay Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -03-01-1448-Hijri

June 17, 2026
Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Sheegay In Suuqyada Xoolaha Muqdisho Qarka U Saaranyihiin Inay Xirmaan.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-01-1448 Hijri.

June 17, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada