Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Caalim U Dhashay Turkistaanta Bari Oo Ku Dhintay Xabsiyada Dowladda Shuuciyadda Shiinaha.
  • Allposts
  • Warar

Caalim U Dhashay Turkistaanta Bari Oo Ku Dhintay Xabsiyada Dowladda Shuuciyadda Shiinaha.

April 28, 2018

Muxamed Saalax Kashqari oo kamid ah culimada muslimiinta Turkistaanta bari ayaa ku geeriyooday xabsi ay maamusho dowladda shuuciyadda Shiinaha.

Caalimkan muslimka ah oo dhowr bilood kahor ay gacanta ku dhigeen ciidamada Booliiska Shiinaha ayaan la ogeyn sababaha rasmiga ah ee geeridiisa keentay, waxaana loo badinayaa inuu tacdiib iyo jirdil kula kulmay gudaha xabsiga uu ku jiray.

Kumanaan ruux oo muslimiin ah oo u badan dadka kasoo jeeda Turkistaanta bari, kuna sugan Turkiga ayaa salaadda Janaazatul qaa’ib kula tukaday Sheekha masjid Al-faatix ee magaalada Istanbuul ee wadanka Turkiga.
Maalmihii lasoo dhaafay waxay Muslimiinta Reer Ayqoor eek u nool Turkiga ay wadeen banaanbaxyo ay ku dalbanayeen in lagu sii daayo Sheekh Muxamed Saalax Kashqari iyo dhamaan maxaabiista kale ee ku jira gacanta dowladda Shiinaha.

Sheekh Maxamed Maxmuud oo xubin ka ah Jamciyadda Culimada Muslimiinta ee Turkistaanta bari, kuna sugan Turkiga ayaa mar uu u waramayay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in xaaladaha muslimiinta Ayghoor ay kasii dareysay tan iyo sanadkii 2014-ta.

Xaaladda ay ku noolyihiin Muslimiinta Turkistaanta bari ma ahan mid laga sheekeyn karo , waxaa gebi ahaanba mamnuuc ka ah iney si muuqata u gutaan shacaa’irta diinta islaamka, si qasab ah ayaana lagu afuriyaa marka la gaaro bisha Ramadaan.

Turkistaanta bari waxay kamid tahay dhulalka muslimiinta ee ugu ballaaran, laguna dhibaateeyo muslimiinta, waxaana masaaxo ahaan lagu qiyaasaa 1.8 milyuun oo km labo jibaaran.

Turkistaanta bari waxaa wuqooyi galbeed ka xiga wadamada Kazakhistaan, Qiir-qiizstaan, iyo Dhaajakistaan, koonfurna waxaa ka xiga Afqaanistaan iyo Pakistaan.

Dadka ku nool Turkistaanta bari waxaa lagu qiyaasaa cadad ahaan iney gaarayaan illaa 25 milyan oo ruux, waxaana muslimiinta dega ay ka koobanyihiin isiro kala duwan, sida Ayghoor, Turkumaan, Dhaajiik, iyo qowmiyado kaloo aad u farabadan, oo dhamaantooda ah dad muslimiin ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Degmada Dhoobley.
Next: Mareykanka Oo Digniin Udiray Duuliyayaasha AFRICOM Ee Ku Sugan Dalka Jabuuti.

Related Stories

Markab Xamuul Ah Oo Lagu Afduubtay Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Markab Xamuul Ah Oo Lagu Afduubtay Xeebaha Waqooyi Ee Soomaaliya.

August 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-03-1448-Hijri

August 17, 2026
Akhriso Xogta Sarkaal Iyo Askar Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Sarkaal Iyo Askar Lagu Weeraray Magaalada Muqdisho.

August 17, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada